2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Jawaari Oo Diray Hambalyo Ku Aadan Maalinta Shaqaalaha Soomaaliyeed Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa hambalyo ballaaran u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed. Guddoomiyaha oo kalfadhiga 8aad kulankiisa la 6aad ka hadlayay maalintii shalay ayaa si gaar ah…
2 daqiiqo Sheeko:War Xiritaanka Kalfadhigga Labaad Ee Baarlamaanka Galmudug Oo Dib Loo Dhigay Guddoonka baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in waqti dheeraad ah lagu daray xilligii uu xirmi lahaa Kalfadhiga Labaad ee baarlamaanka maamulkaasi. Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlamaanka Galmudug Maxamed Axmed Maalin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Billaabatay Hargeysa Maanta oo Sabti ah waxaa 159 goobood oo ka mid ah gobolka Waqooyi Galbeed magaalada Hargeysana ugu horreyso waxaa ka billowday diiwnaagelinta codbixayaasha dorashada 2017 ee baarlamaanka iyo madaxtinimada taasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Ka Dhacay Gaalkacyo Oo Lagu Go’aamiyey Qaadista Isbaarooyinka Yaalla Waddo Isku Xirta Magaaladaasi Iyo Gelinsoor Kulan ay isugu yimaadeen laamaha ammaanka Galmudug iyo Odayaal dhaqameed loogana hadlayey arrimaha ammaanka iyo isbaaro qaadis ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Waxaa kulankaan diiradda lagu saaray sidii loo…
2 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Baarlamaanka Ka Codsay Ansixinta Qorshaha Guud Ee Hannaanka Doorasho (Sawirro) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali oo Maanta baarlamaanka hortagay ayaa xubnaha ka codsaday iney ansixiyaan hanaanka doorasho ee 2016-ka. Ra’iisul wasaaraha ayaa ugu horreyn baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Dhuusamareeb Oo Shacabka Degmadaasi Ugu Baaqay Ka Shaqeynta Nadaafadda Maamulka degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan degmadaasi ka shaqeynta nadaafadda maadaama la guda galay xilli roobaadka. Guddoomiye ku xigeenka degmadaasi Burhaan Axmed Rooble oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Ka Qabsay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in saaka ay la wareegeen degmada Ruunirgood ee gobolka Shabellaha dhexe iyo deegaanno dhowr ah. Deegaannada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Siilaanyo Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Wasiirkii Boostada Iyo Isgaarsiinta Iyo Taliyahii Ciidanka Badda Somaliland Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xil ka qaadis waxa uu ku sameeyay Wasiirkii Boostada iyo Isgaarsiinta maamulkaasi iyo sidoo kale taliyahii ciidanka badda Somaliland. Qoraal kasoo baxay xafiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waalidiinta Dhallinyaro Ku Xiran Xabsi Ku Yaalla India Oo Codsi u Diray Dolwadda Federaalka Soomaaliya Waalidiinta dhallinyaro Soomaaliyeed oo in ka badan Todobo sano ku xiran xabsi ku yaalla dalka India ayaa ka codsaday dowladda Federaalka in degdeg ay wax uga qabato xaaladda carruurtooda oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed Oo Addis Ababa U Tagey Xallinta Dagaalladii Waqooyiga Gobolka Galgaduud Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo xubno uu hoggaaminayo oo gaaray magaallada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa madaxda dalkaasi kala hadlaya sidii xal looga gaari lahaa dagaallo dhawaan…