2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Soomaaliyeed Oo Dalka Turkiga Ka Wada Ganacsi Heer Caalami Ah Dalka Turkiga waxaa ku nool Soomaali badan oo badankood u tagay halkaa In ay wax ka soo bartaan kadib markii ay ka heleen dowladda Turkiga deeqo wax barasho. Haddaba waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Maanta Hor-tagaya Baarlamaanka Federalaalka Soomaliya Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa la filayaa inuu maanta hortago baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyadoo uu baarlamaanka horgeyn doono qorshaha dowladda ee nidaamka doorashada 2016. Afhayeenka baarlamaanta Soomaaliya…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Fanaan Si Iskiis Ah Xeebta Liido Ugu Madadaaliya Boqolaal Shacab Ah Waa abaare 8: 30 (Labo Saac iyo Bar Fiidnimo) waqtiga magaalada Muqdisho, Xeebta Liido ayaan ku sugnaa aniga iyo koox wariyayaal ah oo igala tirsan GoobjoogFM . Waxa ay ahayd maalin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab Laga Leeyahay Dalka Jarmalka Oo Badbaadiyey Tahriibayaal Ay Ku Jiraan Soomaali Markab laga leeyahay dalka Jarmalka kana mid ah kuwa NATO ee xeebaha Soomaaliya ka ilaaliya kooxaha burcad badeedda ayaa lagu soo waramayaa in badda cas uu ka badbaadiyey tahriibayaal ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa Dood ku saabsan hannaanka Doorasho ee 2016, waxaana ka qeyb galaya xildhibaan Cabdulahi Kabaweyne, Xildhibaan Saciid Maxamad Cali, Xildhibaan Maxamuud Guure, Cabdullahi Shirwac, Cabdirashiid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Isku Diyaarineysa Sanadkaan Qaadista Imtixaanka Mideysan Ee Dugsiyada Sare Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in sanadkani wasaaradda ay diyaargarow ugu jirto sidii ay u qaadi lahayd imtixaanaadka dugsiyada sare. Agaasimaha imtixaanaadka wasaaraddaasi ayaa sheegay in qorshe ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Maaliyadda Oo Sheegtay In Sharciga Maareynta Maaliyadda Uu Wax Badan u Tarayo Dowladda Federaalka Wasaaradda maaliyadda ee xukuuumadda Soomaliya ayaa sheegtay in sharciga maareynta maliyadda uu waxbadan u tarayo guud ahaan dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maalliyadda Mudane Maxamuud Xayir Ibraahin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Federaalka Iyo Kuwa AMIOM Oo Howlgallo Ka Sameeyay Bakool Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa ka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay oo ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ay ka sameeyeen deegaanno duleedka ka xiga degmadaasi. Aadan Cabdi Maxamed oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Soo Dhaweeyay Go’aankii Guddoonka Baarlamaanka Ee Ahaa Inaysan Safrin Mudanayaasha Mudada La Shaqeynayo Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka ayaa go’aan waxtar leh ku tilmaamay go’aankii dhowaan ka soo baxay guddoonka baarlamaanka ee ahaa in xildhibaannadu inta lagu guda jiro howlaha shaqo aysan bixi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hooyo Iyo Canug Ay Dhashay Oo Ku Geeriyooday Baraag Biyood Ay Ku Dhaceen, Gobolka Nugaal Hooyo Xaamilo ah iyo canug yar oo ay dhashay ayaa ku geeriyooday baraag biyood ay ku dhaceen taasi oo ku taallay Deegaanka Jalab oo hoostaga degmada Burtinle ee gobolka Nugaal.…