1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dhaayow Oo Ka Warbixiyey Weerarkii Xalay Lagu Qaaday Hoygiisa Magaalada Muqdisho Xildhibaan Aadan Ibraahim Dhaayow oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa isaga oo la hadlay Goobjoog News waxa uu faah faahin ka bixiyey weerar habeenkii xalay ahaa lagu qaaday…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maanta Oo Ku Beegan Maalinta Xuquuqda Qoraalka (Copy right) Markii ay kordheen daabacaadda noocyadeeda kala duwan ee buugaagta xambaarsan mowduucyo kala duwan ayaa la sheegaa in uu curtay fikirka ah xuquuqda daabacaadda oo afka Ingiriisiga lagu yiraahdo (Copy right)…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Shaaciyay Waqtiga Ay Magaalada Muqdisho Ka Billaabayaan Dhismaha 10-kun Oo Guri Mas’uul sare oo u hadlay wasaaradda arrimmaha dibadda dalka Turkiga ayaa sheegay in dowladda Turkiga weli ay ka go’an tahay iney fuliyaan ballanqaadkii Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Ordugan uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Hor Leh Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho In ka badan 250 oo qoys ayaa soo gaaray kaamamka barakacayaasha ee ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho iyadoo welina ay soo qulqulayaan dadka ka soo cararaya dagaalada ciidamada dowladda iyo…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhibaatada Dhaqaale iyo Tan Siyaasadeed Ee Soo Gaaraysa Dalka Ingiriiska Haddii Uu Ka Baxo Midowga Yurub Sandkii 1973-dii ayaa Ingiriisku ku biiray midowga Yurub, waxaanuu ka noqday dowladda ugu muhiimsan dowladaha xubnaha ka ah midowga oo gaaraya 28 dowladood, Ra’iisul Wasaare David Cameron inta uu madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:War WAR DEG DEG AH:- Weerar Lagu Qaaday Hoyga Xildhibaan Ibraahim Aadan Dhaayow Ee Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw Bambooyin lagu weeraray hoyga halkaasi uu ka degggan yahay Xildhiban Ibraahim Aadan Dhaayow oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Dib Ula Wareegay Deegaanka Deynuunay Ee Gobolka Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay dib ula wareegeen deegaanka Deynuunay ee gobolka Baay, kadib markii Al-shabaab ay saaka deegaankaasi dagaal ku qabsadeen. Abaare Salaaddii Subax ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaanka Ciidamada AMISOM Oo Beeniyay In ISIL Weerar Ku soo Qaadday Ciidankooda Joe Kibet afhayeenka AMISOM oo la hadlay Goobjoog News ayaa beeniyay warar sheeagaya in ISIL (Daacish) ay weerar ku qaadday ciidankooda oo marayey duleedka Muqdisho. “Kolonyo ciidankeena ah ayaa maqlay…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Somaliland Oo Muddo Kordhin U Sameeyay Guddiga Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda Iyo Ansixinta Axsaabta Golaha wakiilada Somaliland oo fadhi ku yeeshay xaruntooda magaalada Hargeysa maalinimadii shalay ayaa muddo kordhin u sameeyay guddiga diiwaangelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta. Kulanka baarlamaanka oo ay soo xaadireen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Puntland: Ammarada Aan Amniga Kasoo Saarnay Weli Lama Fulin Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa shiraa’id uu ku qabtay Magaalada Garoowe kaga hadlay qodobo la xiriira amaanka oo horay wasaarada Amniga Puntland u soo saartay balse aan…