1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Dib u Heshiisiin Ah Oo Ka Furmay Magaalada Marka Magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose waxaa ka furmay shir dib u heshiisiin ah kaasi oo la doonayo lagu soo afjaro dagaaladda xiriirka ah ee ka taagan Degaanada Gobolkaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Ka Qeybqaadanaya Dib u Dhiska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xubno kala matalayay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Turkiga ayaa kulan ballaaran oo ay ku yeesheen dalka Turkiga waxay uga hadleen sidii ay isaga kaashan lahaayeen horumarada xagga difaaca ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Oo Kulan Arrimo Dhowr Ah Looga Hadlay La Qaatay Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Muqdisho Kulan ay maanta ay wada yeesheen guddoomiyeyaasha degmooyinka magaalada Muqdisho iyo wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa socday saacado, waxaana saxaafadda ay ka ahayd dibad joog.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Degmada Maxaas Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Maxaas ee gobolkaasi, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Wafdigan ayaa ka ambabaxay deegaanka Moqokori oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Gobolka Banaadir Oo Qabtay Rag La Sheegay In Shacabka Ku Isbaareysanayeen Hub Been Abuur Ah (Sawirro) Taliska ciidanka Booliiska ee gobolka Banaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay rag la sheegay in ay dadka ku dhacayeen hub been abuur ah, waxaana laga soo qabtay degmada Hilwaa.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Lix Nin Oo Isku Qarxisay Duleedka Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Baay Wararka ka imaanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in duleedka degmadaasi ay isku qarxiyeen Lix nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab. Ciidamada gaarka…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan ka tirsan Galmudug oo Ku Baaqay Joojinta Dagaalka Miircowleed Xildhibaan ka mid ah baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ka hadlay dagaal ka socda deegaanno ka tirsan maamulka oo uu ku baaqay in la joojiyo dagaalka. Xildhibaan Cabduqaadir Cali Diirshe oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Galmudug Oo Ku Baaqay Joojinta Dagaalka Miircowleed Ee Galgaduud Hoggaanka odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo dib u heshiisiinta dhinacyada ku dagaallamaya deegaanka Miircowleed iyo deegaanno ku dhaw xadka Itoobiya ee dhanka gobolka Galgaduud. Afhayeenka odayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Dhaqdhaqaaqyo Ka Wada Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM ay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wadaan deegaanno ka mid ah gobolkaasi. Ciidamadan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Waa Waajib Inaan Difaacno Dadkeena Ku Sugan Deegaanka Miircowleed Wasiir ku xigeenka wasaaradda cadaaladda Galmudug Maxamuud Guure Guuleed oo ka hadlay dagaalladii shalay ka dhacay deegaanno ka tirsan Waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa ku eedeeyay maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya…