1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raashiin Loo Qeybiyey Qoysas Abaar Ku Haysay Gobolka Nugaal Mid ka mid ah Hay’adaha samafalka ah ee ka howlgala deegaannada maamulka Puntland ayaa raashiin u qeybiyay illaa 400 qoys oo ku sugan deegaan lagu magacaabo Murcanyo ee gobolka Nugaal.…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka oo Maanta Xal ka Gaaray Mooshinka Joojinta Shirka Jowhar Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta isugu yimid kalfadhiga 8aad kulankiisii 3aad ayaa waxaa lagu meel mariyay heshiis laga gaaray mooshinkii joojinta shirka Jowhar. Kalfadhigan oo ay isugu yimaadeen xubno gaaraya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Rag Hubeysan Oo Dilay Guddoomiyahii Xaafadda Howlwadaag Ee B/weyne Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw rag ku hubeysan bistoolado ay dileen guddoomiyahii xaafadda Howlwadaag ee magaalada Baladweyne Cabdi Diiriye…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha ammaanka Oo Walaac Ka Muujiyey Xaaladda Ammaan Ee Jilicsan Ee Soomaaliya Golaha ammaanka ayaa sheegay iney aad uga walaacsan yihiin xaaladda ammaan ee aan cagaha badan ku taagneyn ee ka jirta Soomaaliya, goluhu wuxuu ku baaqay in horumar laga sameeyo dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Xirfado Shaqo u Sameynaya Dadka Ku Howlan Jarista Dhirta Maamulka Galmudug ayaa sheegay in shaqo abuur kale ay u sameyn doonaan dadka ku howlan jarista dhirta, sidoo kalena u sameyn doonaan dadkaasi wacyigelin aad u ballaaran. Maxamed Xuseen Maxamuud…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Magaallo Weyn Oo Shan Dab Damis Leh! Magaalada Muqdisho oo ay ku nool yihiin dad ka badan 3 Milyan ayaa hadana waxaa ka shaqeeya 5 gaadid oo kuwa dabka damiya, taasi oo ah mid ay dad badani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Degmada Jowhar Ku Qabtay Dad Beerayey Maandooriyaha Xashiiska Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo howlgallo ka sameeyey degmada Jowhar ee gobolka Shabellaha dhexe iyo deegaanno ku dhow degmadaasi ayaa waxay kusoo qabteen shaqsiyaad ku howlanaa beerista maandooriyaha Xashiishka. Dadkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuusamareeb: Waxgarad Dhaliilay Dowladda Federaalka Kulan ay isugu yimaadeen waxgaradka ku nool magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay ku eedeeyeen dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay sheegeen in shacabka ku nool gobolkaasi xuquuqdii dowladda ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddi Loo Saaray Abaarta Galmudug Maamulka Galmudug ayaa guddi u saaray abaarta ka jira deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo taasi oo dad badani saameysay. Kullan ay isugu yimaadeen Wasiirada Galmudug islamarkaana shir guddoominaayey Madaxweyne ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiyo Muhiim u Ah Shirka Jowhar Oo Lagu Dhawaaqay Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe waxaa ka soconaya shirka maamul u sameynta gobollada Shabellaha dhexe iyo Hiiraan, waxaana ka qeybgalaya waxgarad ka kala socda gobolladaasi. Sida uu sheegayo…