1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Uu Cudurka Shuban Biyoodka Ku Haya Jilib Iyo Saakow Ee J/dhexe Oo Gurmad Caafimaad u Baahan Waxaa laga deyrinayaa xaaladda caafimaad dad badan oo la xanuunsanaya cudurka Shuban Biyoodka kuwaa oo ku sugan degmooyinka Saakow iyo Jilib ee gobolka Jubada Dhexe. Degmooyinkaan malahan xarumo caafimaad oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Diini: Caruurteena Waxaan Badda Ka Badbaadin Karnaa Marka Shaqo Abuur Loo Sameeyo Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhallinyaradii dhawaan ku geeriyaaday badda u dhaxeysa Masar iyo Talyaaniga. Wasiirka ayaa ugu horeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Riyadh: Obama iyo Gacanka Oo Ka Wada Hadlaya Daacish, Iran iyo Arrimo Kale. Waxaa Maanta Riyadh ka furmay shir madaxeed dhexmaraya Mareykanka iyo hogaamiyeyaasha Gacanka. Brack Obama, Boqor Salmaan iyo madaxda kale ee gacanta waxaa ay ka wadahadlayaan arrimo ay ka mid yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda UNHCR Oo Xaqiijisay Geerida In Ka Badan 500 oo Tahriibayaal Ah In ka badan 500 oo Tahriibayaal ah ayaa ku maashooday badda Mediterranean kadib markii uu quusay markab rarka laga badiyay, sidaa waxaa arbacadii sheegtay hay’adda qaxootiga ee UNHCR. Hey’adda waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga Oo Sheegtay In Weli Diyaar u Tahay Caawinta Shacabka Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Numan Kurtulmus oo wareeysi gaar ah siiyey Goobjoog News isaga oo ku sugan magaalada Ankara ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xiriirka…
2 daqiiqo Sheeko:War Caadil Sheegow Sagaar ” Dagaal Maati Lagu Waxyeeleynayo Waa Arrin Ku Cusub Dhaqanka Soomaalida” Caadil Sheegow Sagaar oo ah wasiiru dowlaha xiriirka Baarlamaanka isla markaana ah xubin baarlamaan federaalka ka tirsan oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa dhaqan cusub oo aan hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ruushka Oo Sheegtay In Ay Hub Ka Iibineyso Soomaaliya Dowladda Ruushka ayaa sheegtay iney ka iibineyso hub dalka Soomaaliya markii cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya laga qaado sida uu sheegay afhayeen u hadlay Ruushka. Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruusha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Shuban Biyoodka Oo Ka Dillaacay Degmada Saakow Ee Gobolka Jubada Dhexe Cudurka Shuban biyoodka ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dillaacay degmada Saakow ee gobalka Jubbada Dhexe iyadoo ay jiraan dad u dhintay cudurkaasi. Dad weli tiradoodu aan la shaacin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Galgaduud Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud. Dagaallada ayaa xoogooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Kasoo Barakacay Deegaannada Kaxandhaale Iyo Daacdheer Oo Gurmad u Baahan Dadkii ka soo barakacay deegaannada Kaxandhaale iyo Dacdheer oo ku yaalla gobolka Galgaduud gaar ahaan dhanka xadka Itoobiya kuna sugan qaarkood deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ayaa ka cabanaya xaalado…