1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Oo Kulan Looga Hadlayey Arrimaha Doorashooyinka La Yeeshay Saraakiil Maraykan Ah Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo Kulan la Qaatay Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka u Qaabilsan Geeska Afrika ayaa looga hadlay arrimo khuseeya doorashada soo aaddan ee Somaliland. Guddoomiyaha golaha wakiilada…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyarada Soomaaliyeed Oo Doonaya In Kooto Laga Siiyo Baarlamaanka Soo Socda Iyo Maamulka Dowladnimo Doodda todobaadka ee Goobjoog News oo usbuucani dhallinyarada iyo Siyaasadda looga hadlay waxaa marti ku ahaa xildhibaan Maxamed Amiin, Faadumo Qaran iyo guddoomiyeyaasha dhallinyarada Puntlnad, Galmudug, Hiiraan, Jubbaland iyo dhalinyaro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo Inuu Ku Fataho Deegaanno Ka Tirsan Shabellaha Dhexe Cabsi ku aadan in Wabiga Shabelle uu fataho ayaa ka taagan deegaanno ka tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe, iyadoo maamullada deegaannadaasi ay baaq ka direen. Tuulooyinka Maandheere, Tugaarey, Maagey, Daymo Same,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Galcad Ee Galgaduud Oo Biyo La’aan Iyo Cunno Yari Ka Qeylo Dhaamiyey Maamulka deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in biyo la’aan baahsan iyo raashiin yari ay ka jirto deegaankaasi. Khadar Maxamuud oo ah guddoomiyaha deegaankaasi oo la hadlay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Gobolka Sh/dhexe Deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dillaacay cudurka shuban Biyoodka, kaasi oo dhimasho sababay. Guddoomiye ku xigeenka degmada Mahadaay Xaaji Saalax Fulaan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Ka Jirta Degmada B/xaawo Ee Gobolka Gedo Wararka ka imaanaya degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in xiisad dagaal ay ka taagan tahay degmadaasi, taasi oo u dhaxeysa ciidamada maamulka Jubbaland iyo sidoo kale ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:War Heritage: Baarlamaanku Ha Saxo Go’aammada Madasha Hoggaanka Qaranka Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda ayaa Qoraal kasoo saaray talo soo jeedin ku socta baarlamaanka federaalka oo lagu boorinayo inuu dib u saxo go’aannadii Madasha Hoggaanka qaran ee doorashada 2016.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Isbitaalka Hargeysa Oo Lagu Daryeelayo In Ka Badan 40 Caruur Oo Nafaqo Darro Haysa Qeybta nafaqeynta caruurta ee Isbitaalka guud Magaalada Hargeysa waxaa xilligaan bukaan jiif u ah illaa iyo 40 carruur ah oo dhammaantood Shan Sano jir ka yar, kuwaasi oo laga kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyo Hubeysan Oo La Wareegay Degmada Buuhoodle Ee Gobolka Togdheer Maleeshiyaad hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in gabi ahaanba ay qabsadeen degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer, kuwaasi oo warar kala duwan laga helayo waxa ay yihiin. Maleeshiyadan ayaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Oo Ku Geeriyootay Shil Gaari Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Hargeysa Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in shil gaari soo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta uu ka dhacay duleedka magaaladaasi. Labo ka mid…