1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guushii Madaxweyne Geelle Oo Laga Taageeray Gobolka Hiiraan Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu taageerayo guushii uu madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ka gaaray doorashadii ka dhacday dalkaasi Markiisa Afaraad.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Lagu Xiray Dalka Masar Ciidamada ammaanka ee dalka Masar ayaa lagu soo waramayaa in ay gacanta ku dhigeen gelinkii dambe ee shalay dad tahriibayaal ah oo tiradoodu lagu sheegay 200 oo ruux. Tahriibayaashaan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye Oo Ka Hadlay Ogaanta Dowladda Ee Dadkii Doonida La Qallibantay Wasiirka Arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa ka hadlay dhacdadii dhawaan ay ku dhinteen Tahriibayaal badan oo Soomaaliyeed kadib markii ay la degtay doonidii ay saarnaayeen. Wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Waa Nasiib Darro In Dhallinyarada Soomaaliyeed Ku Dhammaadaan Badaha” Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ugu horeen tacsi ka diray muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku geeriyooday doonidii ku qallibantay badda cad xilli ay doonayeen in Yurub ay usii gudbaan.…
1 daqiiqo Sheeko:War Kulankii Baarlamanka Federaalka oo Maanta Buuq Ku soo Dhamaaday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa buuq ku soo dhamaaday kadib markii la isku mari waayay ansixinta Ajandaha kulanka. Baarlamaanka ayaa kulankiisa waxa uu ahaa kalfadhigii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga Oo Dhiseysa Wadada 30-ka Ee Magaalada Muqdisho Guddomiyaha gobolka Banaadir iyo wafdi ka socda dowladda hoose magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa socdaal qiimeyn ah ku tagay wadada 30-ka ee magaalada Muqdisho oo la doonayo in dhawaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Tacsiyeeyay Dhallinyaradii Ku Dhimatay Doontii Ku Degtay Badda u Dhaxeysa Masar Iyo Liibiya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsiu u diray qoysaskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo doon ay la qalibantey xilli ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawaale Warsame: 5 Maalin Ayaan Dulsabeynayey Badda u Dhaxeysa Liibiya Iyo Masar Cawaale Warsame Sandhool oo ka mid ahaa dadkii shalay laga badbaadiyey doon ku qalibantay badda u dhaxeysa Masar iyo Liibiya ayaa Goobjoog News waxa uu kaga sheekeeyay sida ay wax…
3 daqiiqo Sheeko:War Wasiir Caadil Sheegow “Ma Aqbali Karno In Dad Rayid Ah oo Jooga Puntland Loogu Waxyeeleeyo Koonfur Bay Kasoo Jeedaan” Wasiiru dowlaha xiriirka Baarlamaanka ahna xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Federaalka Caadil Sheegow Sagaar oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa maamulka Puntland ku eedeeyay iney dileen dad rayid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyada Oo Kismaayo Ku Leh Shir Looga Hadlayo Hannaanka Federaalka Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxaa ka soconaya shir ballaaran oo looga hadlayo hannaanka Federaalka, kaasi oo u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka. Xoghayaha joogtada ah…