2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Wadajir Oo Sheegay Inay Wadaan Howlgallo Amniga Lagu Sugayo Maamulka degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay wadaan howlgallo ballaaran oo amniga lagu xaqiijinayo, si loo helo amni buuxa iyo kala dambeyn. Guddoomiyaha degmadaasi Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Buulomareer: AMISOM Hadii Aan Nalaga Qaban Gacanta Ayaan Ula Tageynaa Waxgaradka ku dhaqan Deegaanka Buulomareer ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in hadii dowladda Federaalka Soomaaliya iyo beesha caalamka aanay degdeg wax uga qaban dhibaatooyin ay sheegeen in ciidanka AMISOM…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Gobolka Hiiraan Oo Ka Aragti Dhiibtay Shirkii Madasha Ee Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan gobolka Hiiraan ayaa aragti kala duwan ka dhiibtay shirkii Madasha Wadatashiga qaran ee 12-kii bishan lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. Wariyaha Goobjoog ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal u Badan Soomaali Oo Ku Geeriyooday Doon Ku Degtay Badda u Dhaxeysa Masar Iyo Liibiya Tahriibayaal u badan Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay ku geeriyoodeen dooni la degtay xilli ay ka baxeen dalka Masar kuna wajahnaa dalka Talyaaniga. Doonidan ka baxday dalka Masar waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magaalada Istanbul Kula Kulmay Madaxda Dalalka Islaamka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga uga qeyb galay shirweynihii dalalka Islaamka oo looga hadlayay kala qeyb sanaanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Dhaqaale Ee Labada Dal Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn ayaa kulan ay kaga hadlayaan iskaashiga labada dal ku yeeshay magaalada Bahir Dar ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Gaab “Waan Qabannay Raggii Haweenka Ku Dilay Muqdisho” Taliyaha ciidanka Booliiska ee qeybta gobolka Banaadir Cali Xirsi Barre Gaab oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta kusoo dhigeen dadkii ka dambeeyay dilal siyaabo…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiyada Joogtada Ah Ee Baarlamaanka Oo Shir Xasaasi Ah Ku Leh Villa Hargeysa Guddoonka Baarlamaanka Federaalka, guddiyada Joogtada ah ee Baarlamaanka iyo Xildhibaanada qaar ayaa maanta ku shirsan xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ee Villa hargeysa, shirkaas oo la sheegay in looga arrin sanayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Haweeney Ku Dilay Degmada Dharkeenley Ee Magaalada Muqdisho Dabley hubeysan ayaa degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir waxay ku weerareen Labo gabdhood oo walaalo ah kuwaasi oo la socday Mooto Bajaaj. Dableyda wax weerartay ayaa la sheegay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Hindise Sharciyeedka Axsaabta Qaranka Oo Maray Akhrintiisii 2-aad Guddiga arrimaha gudaha iyo maamulada gobollada iyo amniga ayaa waxay u soo bandhigeen xubaha baarlamaanka federaalka hindise sharciyeedka dhismaha xisbiyada siyaasadda. Xisbiyada siyaasaddu waxay kaalin weyn ka qaadanayaan horumarinta demuqraadiyadda…