1 daqiiqo Sheeko:War Safiirka Soomaaliya ee Kenya Jamaal Maxamed Xasan oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa kaga hadlay arrimo la xiriira shaqada safaaradda, dhismaha safaaraddii hore iyo arrimo kale oo muhiim…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Oo Washington Uga Qeybgalaya Shirkii Sanadlaha Ahaa Ee Bank-iga Adduunka iyo IMF Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Farketi iyo Wafti balaaran oo ka mid ah Hayadaha lacagta dalka, Gudiga maaliyadda u qaabilsan Barlamanka, La taliyayaala ka kala socda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Naafadaha Oo Ku Dhibban Gelista Xarumaha Waxbarasho Iyo Ganacsi Ee Dalka Dadka naafada ah gaar ahaan kuwa curyaanka ah ayaa aad ugu dhib qaba gelitaanka dhismayaasha ku yaalla wadanka qaarkood, kuwaasi oo aan u diyaarsaneen in qof curyaan ah galo. Cabdullaahi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Waa Lagama Maarmaan Xaqiijinta Amniga Degmada Cadaado Maamulka Galmudug ayaa sheegay in lagama maarmaan ay tahay xaqiijinta amniga degmada Cadaado iyo guud ahaan midda deegaannada maamulkaasi uu ka arrimiyo. Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta Galmudug Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Sh/dhexe Oo Baaq Nabadeed u Diray Beellaha Ku Dagaallamaya Hiiraan Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan gobolka Shabellaha dhexe ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaallamay deegaanka Yarmook ee gobolka Hiiraan. Suldaan Axmed Rashiid Sheekh Shuceyb oo kamid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Biyo Keenay In ka badan 48-kii maalin ee lasoo dhaafay waxay biyo la’aan baahsan ay ka jirtay deegaanno badan oo uu maro Wabiga Shabelle, kadib markii uu wabiga biyo yareeyay. Gobolka Hiiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ku Baaqay Joojinta Dagaalka Ka Socda Duleedka B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaallamay deegaanka Yarmook oo qiyaastii 25-km u jirta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan inay joojiyaan dagaalladaasi. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Australia Oo Soomaaliya Iyo Dalal Kale Ka Dalbatay Ku Gacan Siinta Qabashada Hogaanka Xafiiska Xuquuql Insaanka Ee QM Qunsulka guud ee Dowladda Federalka Soomaaliya u fadhiya dalka Australia Yoonis Yaasiin Xaashi ayaa ka qeybgalay kulan ay qabatay Wasaaradda Arimaha Dibadda ee dalka Australia oo ka dhacay magaalada Melbourne.…
1 daqiiqo Sheeko:War Goobjoog Fm ayaa idiin soo gudbineysa dood ku saabsan shirkii Madasha ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, doorashada dalka la filayo inay ka dhacdo sanadkaan 2016 iyo sidoo kale qaabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Degmada B/weyne Ee Hiiraan Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay Labo Maleeshiyo beeleed oo shalay ka dhacay deegaanka Yarmook oo qiyaastii 25-km dhanka galbeed ka xigta magaalada B/weyne ee gobolka…