1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Lagu Weeraray Degmada Baladxaawo Ee Gobolka Gedo Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu weeraray hoygiisa oo ku yaalla degmada B/xaawo ee Gedo. Hoyga xildhibaanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Maleeshiyo Beeleed Oo Ka Socda Duleedka Baladweyne Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in duleedka magaaladaasi gaar ahaan deegaanka dhanka galbeed qiyaastii kaga beegan 25-km uu ka soconaya dagaal u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladaha Soomaaliya Iyo Sudan Oo Wada Gaaray Heshiis Iskaashi Ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan, Field Marshal Omer Hassan Ahmed Al-Bashir ayaa kulan gaar ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada ee dalka Suudaan. Labada…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdi Barre “Baarlamaanka Cidi Kama Aqbali Doonto Go’aan Walba Oo Ka Dhan Ah Shirka Madasha” Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa xubnaha baarlamaanka uga digay iney hor istaagaan Heshiiska madasha Qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugaasyo Iyo Siyaasiyiin Ku Sugan B/weyne Oo Xoojiyey Diidmada Shirka Ka Furmay Jowhar Ugaasyo iyo Siyaasiyiin ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa qaadacay furitaanka wejiga Labaad ee Shirka Jowhar ee maamul u sameynta gobollada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Kullan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Ku Baaqay In Baarlamaanka Soo Socda Lagu Soo Dhiso Karti Iyo Aqoon Suldaan Cabdicasiis Cumar Daad oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in baarlamaanka soo socda lagu soo dhiso karti iyo aqoon, si ay wax badan ugu qabtaan dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Loogu Baaqay Xallinta Xiisadda Cadaado Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Ximan iyo Xeeb Cabdiraxmaan Sheekh Cabdullaahi ayaa ka dalbaday maamulka Galmudug in degdeg ay ku xalliyaan xiisadda ka jirta degmada Cadaado. Mas’uulkan oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Degmada Cadaado Oo Shalay Lagu Dagaallamay Wararka saaka ka imaanaya degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in xaaladda degmadaasi ay tahay mid deggan kadib markii shalay halkaasi ku dagaallameen Maleeshiyaad hubeysan iyo ciidan ilaalo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Magaalada Khartuum Kula Kulmaya Dhiggiisa Sudan Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Sudan ayaa lagu wadaa in uu maanta la kulmo dhiggiisa dalkaasi Cumar Xasan Albashiir Madaxweynahe Xasan Sheekh iyo wafdi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Seddax Qof Oo Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Degmada Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in suuqa xoolaha ee degmadaasi uu ka dhacay Qarax Bam kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac…