1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna: Looma Dhama Shirkii Madasha Ee Muqdisho Kusoo Dhammaaday Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ayaa kasoo horjeestay shirkii mashada wadatashiga qaran ee shalay ugu soo gabagaboobay magaalada Muqdisho, kaasi oo laga soo saaray nidaamka doorasho ee dalka. Cali Baashi Faarax Cali…
4 daqiiqo Sheeko:War Mooshin Ka Dhan Ah Shirka Jowhar Oo Baarlamaanka Federaalka Laga Diiwaan Geliyay Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre oo ka tirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog FM, gaar ahaan barnaamijka qof ka qof , ayaa sheegay in ay baarlamaanka Federaalka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Jowhar Oo La Adkeeyay Magaalada Jowhar waxaa shalay ka furmay wejiga Labaad ee shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe iyadoo wararka saaka ka imaanaya magaaladaasi ay sheegayaan in aad loo adkeeyay amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Sheegtay Duqeyntii Jubada Hoose Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in diyaaradaheeda aan duuliyaha lahayn ay duqeyn ka geysteen deegaanno ka mid ah gobolka Jubada Hoose, islamarkaana ay bartilmaameedsadeen dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab. Afhayeen u hadlay…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaritaan:- Xirfadlaawayaal Isku Bedalay Dhaqaatiir, Qorana Dawooyin Qaldan! Baaritaan ay GoobjoogFM ku samaysay 10- Pharmacy oo ku kala yaalla 9 Degmo oo Gobolka Banaadir ka tirsan waxa ay ku ogaatay jiritaanka in baaritaanno aan lahayn isku halayn caafimaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyay Saldhigyo Al-shabaab Ku Lahaayeen J/hoose Diyaarado dagaal oo loo maleynayo in laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa duqeyn habeen kahor ka geystay deegaanka Yoontoy oo qiyaastii 25-km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo ee Jubada Hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamadii Barre Hiiraale Ee Ku Sugnaa Deegaanka Sabca Asharaaf Oo La Keenay Kismaayo Ciidamadii Barre Aadan Shire Hiiraale ee ku sugnaa deegaanka Sabca Asharaaf ee gobolka Jubada Hoose ayaa la keenay magaalada Kismaayo, waxaana la wareegay ciidanka AMISOM ee ku sugan magaaladaasi. Wararku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Loogu Dabaaldegayey Maalinta Ciidanka Xoogga Dalka Oo Lagu Qabtay Muqdisho (Sawirro) Munaasabad ballaaran oo loogu dabaaldegayey maalinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee 12-ka April ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaaradda gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin dhowr ah. Waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Waxaa Naga go’an Fulinta Qodobada Muhiimka Ah Ee Ku Xusan War-murtiyeedka Madasha’’ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada oo magaalada Muqdisho ka socday intii u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran Oo Lasoo Gabagabeeyay Iyo War-murtiyeed Laga Soo Saaray Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirka madasha wadatashiga qaranka, kaasi oo soo billowday Axadii aynu kasoo gudubnay. Shirkaan waxaa ka qeybgalay madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul…