3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Dhirta Adduunka Oo Maanta Loo Dabaaldegayo (Warbixin) Maanta oo ah 17 bisha april waxay ku beegan tahay maalinta dhirta iyadoo meela ka mid ah dalka laga xuso, haddaba faa’iida intee la’eg ayey dhirtu leedahay. Dhirtu waxay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Kasoo Baracakay Deegaannada Daacdheer Iyo Kaxandhaale Ee Galgaduud Oo Gurmad Dalbaday Qaar ka mid ah qoysaskii kasoo barakacay deegaannada Daacdheer iyo Kaxandhaale ee waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa xilligaan sheegay in xaalad adag oo nolosha ah hayso, una baahan yihiin gurmad degdeg…
1 daqiiqo Sheeko:War Magacyada 42 Xildhibaan Ee Ku Saxiixan Mooshinka Lagu Hakinayo Shirka Jowhar Mooshin ka dhan ah shirka Jowhar gogoshiisu ay ka furan tahay ayaa xubnaha baarlamaanka Federaalka ah si rasmi ah loo horgeeyay Sabtidii shalay isagoo ay ku saxiixan yihiin xubno xildhibaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland oo lagu Eedeeyay Dhibaateynta Shacabka Kasoo Jeeda Koonfurta Dalka Aqoonyahannada maamulka Koonfur Galbeed oo kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxay ku eedeeyeen maamulka Puntland dhibaateynta dadka shacabka ah ee kasoo jeedda Gobollada Koonfureed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Koox Hubeysan Oo Haweeney Ku Dilay Degmada Hodon Ee Muqdisho Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ku dileen Haweeney la sheegay inay ka mid ahayd ururuka haweenka waaxda October ee degmadaasi. Haweeneydaan ayaa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo ka Qeybgaley Furitaanka Shir Madaxeedka Amniga Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 5-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana High-Level Forum on Security in Africa). Shirkan…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Koonfur Galbeed Oo Sheegay In AMISOM Lagula Xisaabtamayo Falkii Ay Maanta Ka Geysteen Buulomareer Xildhibaan Mahad Cabdi Dhoore oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed oo la hadlay Idaacadda Goobjoog ayaa si kulul u cambaareeyay fal maanta askar ka tirsan AMISOM ku…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Somaliland Oo Maanta Lagu Kala Dareeray Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda magaalada Hargeysa waxay isku mari waayeen qodob dastuuri ah oo la doonayay in baarlamaanku wax ka bedel ku sameeyo. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Askar Ka Tirsan AMISOM Oo Dad Shacab Ah Ku Dilay Gobolka Shabellaha Hoose Ciidamada AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in Afar qof oo shacab ah ay ku dileen deegaanka Buulomareer ee gobolka Shabellaha Hoose. Goobjooge magaciisa ka gaabsaday ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa “Dad Dowladnimaa ka Maqan, Dadna Dano Gaar ah” Xildhibaan Maxamed Cumar Dalka oo ka tirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay inuu shaki weyn ka qabo hirgelinta nidaamka 4.5 iyo in dadka…