Sheeko:War Abriil 16, 2016 Safiirka Soomaaliya ee Kenya Jamaal Maxamed Xasan oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa kaga hadlay arrimo la xiriira shaqada safaaradda, dhismaha safaaraddii hore iyo arrimo kale oo muhiim ah.