Golaha Wakiilada Somaaliland Oo Meel Mariyay Sharciga Kastamada Sheeko:War Golaha wakiilada Somaliland oo fadhi ku yeeshay Isniintii shalay xaruntooda magaalada Hargeysa ayaa ansixiyay xeerka Kastamada. Kalfadhiga baarlamaanka waxaa shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Baashe Maxamed Faarax,… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Rasaasta Kor Loo Rido Oo Waddo Furasho Noqotay! Dhawaqa Rasaasta haddii aad joogta magaalada Muqdisho waa mid iska caadi ah oo dadka ayaa kuu sheegaya qoriga dhacaya magaciisa iyaga oo aanan dareemin baqdin sidaa u buuran laakiin dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Kasoo Rogmaday Badda Oo Ku Fatahay Xaafado Ka Tirsan Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in Biyo kasoo fatahay badweynta Hindiya ay saameeyeen dad ku dhaqan xaafado ku yaalla magaaladaasi. 140 Mitir ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Ka Warbixisey Qaabkii Ciidanka Dowladda Ay Al-shabaab Uga Qabsadeen Galcad Maamulka Galmudug State ayaa ka warbixiyey qaabkii ay ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa Galmudug iyo AMISOM oo isku dhinac ah ay Al-shabaab uga qabsadeen deegaanka Galcad ee ku yaalla bariga…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa uu ka kooban yahay illaa 4 ciidan oo kala ah: ciidanka dhulka, ciidanka badda, ciidanka cirka iyo difaaca cirka. Dalkeena waxaa uu ciidan lahaa xilligii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Abaaraha Galmudug Oo Ka Dhacay Gaalkacyo Kulan looga hadlayay abaaraha ka jira Galmudug gaar ahaan gobolka Mudug ayaa ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaasi oo arrimo badan oo abaaraha ah lagu falanqeeyay. Waxaa kulankaan oo ay isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Biyo Dhaamin Laga Sameeyay Deegaanno Abaar Ka Jirtay Guddiga culimada ah ee u xilsaaran abaaraha ka jira Puntland ayaa faah faahin ka bixiyey biyo dhaamin ay ka sameeyeen deegaanno badan oo hoostaga gobolka Sanaag. Guddigan oo saxaafadda kula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka Oo Ka Hadashay Doorashadii Jabuuti Dowladda Maraykanka ayaa ka hadashay doorashadii dalka Jabuuti ka dhacday Jimcihii lasoo dhaafay, iyadoo amaanna u jeedisay shacabka Jabuuti. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dalka Maraykanka ayaa lagu ammaanay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaa Axadii ka furmay shirka madasha wadatashiga qaran, kaasi oo looga hadlayey arrimo badan oo ku aadan doorashooyinka dalka ka dhacaya. Maanta oo Talaado ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Saaka Xiran Inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa saaka ah kuwo xiran arrimo la xiriira munaasabadda maalinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee 12-ka April. Waddooyinka isku xira Isgoyska Km-4, Tarabuunka, Warshadada, Banaadir…