2 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Ruux Oo Ku Geeriyootay Qarax Gaari Loo Adeegsaday Oo Ka Dhacay Maqaayad Ku Taalla Muqdisho Qarax gaari loo adeegsaday ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay banaanka hore maqaayad lagu magacaabo Rajo oo ku taalla Isgoyska Beyxaani, degmada Shibis ee magaalada Muqdisho. Inta la ogyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dib u Dhac Ku Yimid Furitaanka Wejiga Labaad Ee Shirka Jowhar Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan inuu dib u dhacay shirkii la doonayey in maanta ka furmo halkaasi, kaasi oo lagu soo…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka oo Goobjoog Fm Uga Warramay Xiriirka Labada Dal, Shaqada Safaaradda, Deeqaha iyo Drones-ka Goobjoog News ayaa wareysi gaar ah Muqdisho kula yeelatay safiirka Soomaaliya u fadhiya Mareykanka Ambassador Axmed Ciise Cawad xilli uu todobaadkan safar gaaban ku yimid dalka, inagoo kala hadalnay shaqada…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Jubbaland ah oo sheegay in la kala Duwo Caasimadda iyo Madaxweynaha inta Laga Gaarayo Doorasho Qof iyo Cod ah Xildhibaan Cabdillaahi Maxamed Da’uud Cumar oo ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo si gaar ah ugu warramay Goobjoog News ayaa sheegay in la kala qaado caasimadda iyo Madaxweynaha, isagoo sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wejiga Labaad Ee Shirka Jowhar Oo Maanta Furmaya Maanta oo sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ka furmo wejiga Labaad ee shirka maamul u sameynta gobollada Shabelleha Dhexe iyo Hiiraan. Wejiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Hambalyo u Diray Madaxweynaha Jabuuti Ee Dib Loo Doortay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee shalay dalkaasi aanu walaalaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Toogasho Ah Ku Fulisay Raggii Loo Haystay Dilka Wariye Hindiyo Xaaji Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Sabti ah waxay xukun dil ah ku filisay Laba nin oo la sheegay inay ka dambeeyeen dilkii Wariye Hindiyo Xaaji Maxamed, kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Shirka Dib u Heshiisnta Ee Ka Socda Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka soconaya shir dib u heshiisiin ah, kaasi oo ay fureen Ugaasyadii diiday ka qeybgalka shirka degmada Jowhar ee maamul u sameynta Shabellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ka Da’ay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Baay Deegaanno ka tirsan gobollada Baay iyo Bakool islamarkaana maalmihii ugu dambeeyay ay biyo la’aan baahsan ka jirtay ayaa la sheegayaa inay da’een roobab ay dadka iyo duunyada ku diirsadeen. Wararku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Degmada Jilib Ee Gobolka Jubada Dhexe Diyaarado dagaal oo la rumaysan yahay in laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa duqeymo ka gaystay degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe iyo deegaanno ku dhaw degmadaasi. Duqeymahan ayaa siyaabo kala…