2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ismaaciil Cumar Geelle Oo Ku Guuleystay Doorashadii Jabuuti Xukuumadda Jabuuti ayaa sheegtay in doorashadii shalay ka dhacday dalkaasi uu ku guuleystay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle kadib markii uu helay codad ku filan. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Ciidanka Dowladda Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Ka Wadaan Gobolka Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ee Itoobiya ayaa howlgallo ka dhan ah Xarakada Al-shabaab waxay ka wadaan deegaanno dhanka bari kaga yaalla gobolka Hiiraan. Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Dalka Jabuuti Oo Maanta u Dareeray Codbixinta Doorashada Madaxtinimo Ee Dalkaasi Maanta oo jimco ah ayaa shacabka ku dhaqan wadanka Jabuuti waxay u dareereen xarumaha codbixinta ee doorashada madaxtinimo ee dalkaasi. Doorashadan waxaa isku haya madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dalka Sudan Oo Shaaciyey Waqtiga Uu Isaga Degayo Xukunka Dalkaasi Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir oo Suudaan xukumayay muddo gaaraysa 27 sano, ayaa Khamiistii shalay ku dhawaaqay inuu xukunka iskaga dagayo sanadka 2020, waqtigaas oo ku aaddan gabagabada xilliga madaxtinimadiisa. Madaxweyne…
4 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Ka Digey Dhaqan Galka Heshiiskii Dowladda Federaalka Iyo Puntland Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo ka tirsan baarlamaanka Galmudug oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News, ayaa Puntland ku eedeeyay iney faquuqeyso dadka kasoo jeeda koofurta Soomaliya, kuna tilmaamay heshiiskii…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog Fm ayaa ka hadlay heshiiskii 3-dii bishan magaalada Garoowe ku gaareen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland. Waxa uu xildhibaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Gobolka Banaadir Oo Ka Warbixiyey Howlgal Ay Ku Qabteen Qoriga Hoobiyaha Iyo Gaari Nooca Dadweynaha Ah Taliska Booliiska qeybta gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyey howlgal ay habeenkii xalay ahaa ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho kaasi oo lagu qabtay Gaari nooca dadweynaha ah iyo sidoo kale qoriga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Madaafiic Xalay Ku Dhacday Degmada Xamar Jajab Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaarihii ka dhashay madaafiic habeenkii xalay ahaa lagu tuuray degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Maanta Booqday Buuloburde, Hiiraan Degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan waxaa maanta gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayey wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, waxaana ka mid ahaa wafdigan Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Sababtay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Caawa Ku Dhacday Degmada X/jajab Ee Muqdisho Ugu Yaraan Labo ruux oo shacab ah ayaa ku geeriyootay in ka badan 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen Madaafiic caawa fiidkii ku dhacday xaafado ka mid ah degmada X/jajab…