2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Dowladda Waxay Muhimad Gaar Ah Siinaysaa Horumarinta Adeegyada Bulshada” Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay xoogga saarayso horumarinta adeegyada bulshada oo caafimaadka ugu horreeyo. Maanta oo ku beegan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Saxiixday in Wasaq Dhan 1.5 Million Metric Tonnes Lagu Shubo Muqdisho Wasaaradda deegaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa bishii January ee sanadkan heshiis la saxiixatay shirkad lagu magacaabo Chinook Urban Mining oo Ingiriis ah, heshiiska ayaa ahaa in 1.5 million metric tonnes…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Heshiis Dayn Cafin Ah La Gashay IMF (Sawirro) Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Sooamlia, Mudane Maxamed Aadan Ibraahim “Farkeeti” iyo wafti uu hogaaminaayay ayaa magaaladda Nairobi kulan socday 30 March-5-ta April la yeeshay wafti ka socday Hay’ada Sanduuqa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay In La Maxkamadeynayo Maxaabiis Ay Ka Qabteen Al-shabaab Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay maxkamadeyn doonaan dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab oo dhawaan ay ku qabteen dagaallo ka dhacay gobolka Mudug, marka laga reebo kuwa aan qaangaarin. Cabdullaahi Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Askari Oo Loo Xiray Dagaal Ka Dhacay Degmada Baladxaawo Ee Gedo Waxgaradka degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa ku guuleystay in lasoo xiro askar badan oo ka tirsan dowladda Federaalka kuwaasi oo la sheegay inay ka qeybgaleen dagaal beeleed ka dhacay…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdiraxmaan Ibbi Oo Dhaliilay Hay’adaha Caalamiga ah ee UN-ka Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo ka tirsan guddiga arrimaha dibadda ee Baarlamaanka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News, isagoo jooga dalka Kuwait ayaa hay’adaha Caalamiga ee UN-ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Eedeyn u jeediyay Maamulka Gobolka Banaadir Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah guddoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa eedeyn kulul u soo jeediyay maamulka gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Dhaliilay Heshiiskii Dowladda Federaalka Iyo Puntland Kulan ay isugu yimaadeen wasiirada maamulka Khaatumo State uuna shir guddoominayey Madaxweynaha maamulkaasi Cali Khaliif Galeyr ayaa waxay kaga soo horjeesteen heshiiskii magaalada Garoowe ku kala saxiixdeen dowladda Federaalka iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Soo Saaray Amaroo Lagu Xaqiijinayo Ammaanka Magaalada Muqdisho Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amarro lagu sugayo amniga magaalada Muqdisho oo maalmihii ugu dambeeyay faraha kasii baxayey. Guddoomiyaha gobolka Yuusuf Xuseen Jimcaale oo habeenkii xalay ahaa saxaafadda kula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Ka Warbixisay Howlgallo Dad Lagu Qabtay Oo Ciidanka Dowladda Ka Sameeyeen Muqdisho Wasaaradda amniga gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal ciidamada dowladda ka sameeyeen maanta xaafado ka mid ah degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir. Afhayeenka wasaaraddaasi…