1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Aadan Yabaal Oo Sheegay In Saacado Kadib La Wareegayaan Degmadaas Maamulka demada Aadean Yabaal ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegay ins aacado kadib ay la wareegi doonaan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM degmadaasi oo shalay ay faarujiyeen Xarakada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo:- Maxkamad Xukuntay Nin Lagu Eedeeyay Ka Gacsiga Qamriga Maxkamadda Darajada 1-aad degmada Gaalgacyo ee Puntland ayaa maanta la horgeeyay Nin la sheegay in uu ka ganacsan jiray maandooriyaha Qamriga islamarkaana ku dhex iibin jiray waqooyiga magaaladaasi. Howlgallo ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Halista Miinooyinka Oo Lagu Qabtay Degmada Cadaado Kulan ay soo qabanqaabisay hay’adda maamulka Galmudug u qaabilsan Miino baarista ayaa maanta ka dhacay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo xubno ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Warbixiyey Weerarkii Maanta Lagu Dhaawacay Xildhibaan Daheeye Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sharaxaad ka bixiyey weerar maanta lagu dhaawacay xildhibaan Maxamed Cali Diheeye, iyadoo weerarkaasi ay ku dhinteen qaar ka mid ah ilaaladii xildhibaanka. Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Al-shabaab Oo Faarujiyey Degmada Aadan Yabeel Ee Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Al-shabaab ay isaga baxeen degmada Aadan Yabaal ee gobolkaasi. Dad ku sugan degmadaasi ayaa u sheegay Goobjoog News in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Deegaanno Ka Tirsan Somaliland Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxay ka dageen deegaanno ka mid ah Somaliland, gaar ahaan deegaanno badan oo abaar ay ka jirtay.…
1 daqiiqo Sheeko:War WAR DEG DEG AH:- Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Lagu Dhaawacay Muqdisho Wararka naga soo gaaraya degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, halkaasi oo uu ka dhashay khasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Sheegatay Inay Dishay Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab AMISOM ayaa sheegatay in illaa 6 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab ay Axaddii ku dileen shabeellada hoose, hadalkan ayaa imaanaya saacado kadib markii AMISOM iyo ciidamada dowladda Federaalka la wareegeen…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Afarale Oo Puntland Ku Eedeeyay Dhibaateynta Dadka Kasoo Jeeda Gobollada Koonfur Ee Ku Nool Deegaannadooda Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale oo ka mid ah xildhibaanada dowladda Federaalka oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa Maamulka Puntland ku eedeeyay iney raalli ka yihiin dadka rayidka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Dharkeynley Oo Ka Warbixiyey Qaabka Loo Bixiyo Canshuurta Degmadaasi Maamulka degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey qaabka canshuur bixinta ee degmadaasi iyo sida maamulka ula macaamilo shacabka degmadaasi ku dhaqan. Guddoomiyaha degmadaasi Cumar Meyre…