1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Saraakiil Ka Socotay Hay’adaha Gargaarka Oo Ka Shiray Abaaraha Dalka Ka Jira Wasaarada arimaha Gudaha Xukumada Federaalka Soomaaliya iyo saraakiil ka socotay Hay’adaha gargaarka ayaa ka wada hadlay sida la isaga kaashan karo gurmad gaarsiinta qoysaska abaaruhu ay ku haystaan Gobollada qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Kulmay Magaalada Muqdisho Oo Ku Baaqay In Dowladda Looga Dambeeyo Maqaamka Muqdisho Qaar ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay maqaamka magaalada Muqdisho oo maalmahan dambe hadallo badan ay ka imaanayeen. Waxgaradkan ayaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kullan Looga Hadlayey Horumarinta Ganacsiga Deegaannada Galmudug Oo Lagu Qabtay Cadaado Kulan looga hadlayey horumarinta ganacsiga heerarka hoose iyo dhexe ayaa maanta waxaa lagu qabtay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug, waxaana ka qeybgalay wasiirka Ganacsiga iyo Warashadaha Galmudug, ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Sheegay In Dowladdu Fursado Siineyso Ardayda Ka Qalin Jabiya Jaamacada Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke, ayaa la kulmay Ardeyda wax ka barata Jaamacadda Bariga Afrika qeybteeda magaalada Garowe, waxana kulanka ku weheliyey Mas’uuliyiin…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Doodda Maqaamka Muqdisho ee Goobjoog FM Wax badan waxaa laga hadlay Maqaamka magaalada Muqdisho, Laakiin doodda Maqaamka ee ka baxday Goobjoog News waxaa ay uga duwaneyd kuwii hore iyadoo ay ka qeyb galeen dhamaan maamul goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Ceelbuur Oo Sheegay In Dagaallo Ay Kula Wareegeen Deegaanno Hoostaga degmadaasi Maamulka degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in dagaal ay la galeen ciidamada Al-shabaab ay kula wareegeen deegaanno ku dhaw degmadaasi. Maxamed Cabdi Xasan Biyo Quute oo ah guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Fadeexadda Warqadaha Panama Oo Caadaadis Badan Saartay Hoggaamiyeyaasha Dunida Tiro ka mid ah hoggaamiyeyaasha caalamka oo magacyadoodu ka soo dhex muuqdeen warqadaha sirta ah ee loo yaqaanno Panama Docoment, ayaa waxay bilaabeen iney ka jawaabaan iyagoo ku tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Dalbaday Gargaar La Gaarsiiyo Barakacayaal Ku Sugan Mudug Iyo Galgaduud Maamulka Galmudug ayaa walaac xooggan ka muujiyey xaaladda ay ku sugan dadkii dhawaan kasoo barakacay deegaannada Daacdheer iyo Kaxandhaale oo dhaca xuduudda gobalkaasi la leeyahay Itoobiya, kuna sugan deegaanno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Dhaamin Ka Billaabatay Deegaanno Ka Mid Ah Gobolka Bari Oo Abaar Ka Jirto Biyo dhaamin aan sidaa u badneen ayaa ka billaabatay deegaanno ka mid ah gobolka Bari gaar ahaan degmada Bandarbeyla iyo deegaanno kale oo hoostaga degmadaasi. Xildhibaan Cabdullaahi Xaaji Dayib oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Sababta Ay u Aqbaleen Nidaamka 4.5 Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka hadlayey TV-ga ku hadla afka maamulkiisa ayaa sharaxaad ka bixiyey sababta rasmiga ah ee ka dambeysa in Puntland ay ka tanaasusho…