2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: 30 Cisho Ha Isku Soo Diiwaan Geliyaan Hay’adaha Ka Howlgala Deegaannada Galmudug Wasiirka Gargaarka Bini’aadannimada iyo daryeelka naafada Galmudug Shire Xirsi Maxamuud oo kormeeray kaam ay ku jiraan qoysas barakacayaal ah oo ku yaalla duleedka magaalada Cadaado ayaa sheegay in qoysaskani ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ugu Baaqay Puntland In Ay wax ka Qabato Dadka Koonfureed Ee Lagu Dhibaateynayo Deegaannadeeda Xildhibaan Mayow Xuseen Cabdulle oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News, ayaa Puntland ugu baaqay in ay wax ka qabto shacabka koonfureed ee lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Itoobiya Oo Loogu Baaqay Iney Ciidankeeda Kala Baxdo Deegaannada Xuduudda Ee Galgaduud Wasiir ku xigeenkii hore ee warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle oo la hadlay Goobjoog News isaga oo ku sugan dalka Ingiriiska ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhibaatooyin uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Dilay Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Degmada Baardheere Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay habeenkii xalay ahaa dileen Cabdullaahi Cabdi Aadan oo ahaa madaxii canshuurta ee degmadaasi. Rag ku hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Abaaraha Oo Ku Wajahan Magaalada Hargeysa Guddiga Gurmadka abaaraha ayaa la filayaa in ay gaaraan deegaannada gobollada Waqooyi ee dalka iyaga oo ka degi doona magaalada Hargeysa ee gobolka Waqooyi Galbeed. Guddoomiyaha guddigaasi Sheekh Nuur Baaruud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Iyo Shacab Lacago Ugu Yaboohay Dadka Abaartu Ku Hayso Gobollada Dalka Mas’uuliyiin iyo shacab farabadan ayaa maanta lacago ugu yaboohay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibban qaar ka mid ah gobollada dalka oo abaar xoogani ka jirto. Idaacadda Goobjoog waxaa maanta si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaar Ah:- Puntland Oo Aqbashay Qaadashada Nidaamka 4.5 Maamulka Puntland ayaa ogolaaday nidaamka doorasho ee 4.5 kadib dadaalo ay sameeyeen Turkiga, sida ku cad warqado ay heshay Goobjoog. Ogolaashiyaha Puntland ayaa imaanaya kadib markii March 30 ay Garoowe…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Oo Maanta Siyaabo Kala Duwan Loogu Dilay Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa siyaabo kala duwan loogu dilay illaa iyo Afar qof iyadoo sidoo kale la dhaawacay Labo kale. Dabley hubeysan ayaa duhurnimadii maanta waxa ay Laba qof…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerarkii Jaamacadda Gaarisa Oo Hal Sano Kasoo Wareegtay Maanta oo kale 2-dii April 2015, rag ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday jaamacadda Gaarisa oo ay ku dileen arday gaareysa 147 qof oo rag iyo dumarba isugu…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Jeesow Oo Sheegay In Baarlamaanka Hadda Jira Uu Ka Shaqo Badan Yahay Kuwii Hore Ee KMG Ahaa Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka warbixiyay waxqabadka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya intii uu dhisnaa, isagoo ku sheegay in uu yahay kii ugu waxqabadka…