5 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqaal Uu Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Uga Hadlay Shirka Bini’aadannimo Ee Istanbul Iyadoo dunida ay aad uga naxday sawirka geerida wiilkii yaraa Aylan Kurdi jiilaalkii tagay ayaa hadana waxa isbadalay ay aad u yar yihiin, waana wax laga xumaado oo waxashnimo ah…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa “Safiirada Cusub Ee Dowladda Soomaaliya Waxay Ku Dhisanyihiin Caddaalad Darro” Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan guddiga arrimaha dibadda ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog New ayaa ku tilmamaay safiirro ay dhawaan xukuumaddu magacowday kuwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Weerar Ismiidaamin Ah Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Hoteel Ku Yaalla Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi ayaa sheegaya in qarax Ismiidaamin ah lagu weerarey Hoteelka Uunlaay oo ay ku sugnaayeen mas’uuliyiin ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Haween Soomaaliyeed Oo Lagu Kufsaday Xerada Qaxootiga Kaakuma Ee Dalka Kenya Xerda qaxootiga Kaakuma oo in ka badan 700 oo Km u jirta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa laga soo sheegayaa dhibaatooyin kali u ah dadka Soomaaliyeed ee halkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Muddo 48 Saac Ah u Qabtay Maleeshiyaadka Hubeysan Inay Uga Baxaan Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo looga hadlayey amniga guud ee gobolkaasi iyo sida wada shaqeyn u dhexmari lahayd shacabka iyo ciidanka amniga. Kulanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Waan La Xanuunsaneynaa Walaalaheenna Turkiga Ee La Dhibaateeyay Iyagoo Shacabkeena Gargaaraya” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa cambaareeyay weerarkii shalay lagu dilay Shaqaale Turki iyo Soomaali isugu jira kaa oo ka dhacay magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Shaqaale Turki Iyo Soomaali Isugu Jira Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Gaari ay saarnaayeen Shaqaale Turki ah iyo kuwo Soomaali ah ayaa gabal dhacii shalay waxay dabley hubeysani ku weerareen degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare dhimasho…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay Xallinta Beelaha Weli Dhaliilsan Shirka Jowhar Waxaa la filayaa in dhawaan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe uu ka furmo wejiga Labaad ee shirka maamul u sameynta gobollada Shabellaha dhexe iyo Hiiraan, waxaana halkaasi ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Dood ku saabsan waxqabadka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya tan iyo intuu uu dhisnaa sanadkii 2012 ilaa haatan oo ah sanadka 2016-ka
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Koonfur Galbeed oo ku Tilmaamay Heshiiskii Afgooye kii Ugu Wanaagsanaa ee Dhax mara Beelaha Colaaddu Dhextaallay Shebeelada Hoose Xildhibaan Xuseen Cali Macallin oo ka tirsan baarlamaanka Koonfur Galbeed oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ku tilmaamay heshiiskii shalay ku dhexmaray degmada Afgooye beelihii colaaddu ka dhaxeysay,…