2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Shir Jaraa’id ku Qabtay Nairobi oo soo Saaray Qodobbo Muhiim ah oo ay Kaga hadleen Xaaladda Dalka Xildhibaanno gaaraya illaa 30 xubnood oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo shirar gooni gooni ah ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa soo saaray maalintii shalay war saxaafadeed ay uga hadleen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Masraxiyad Faneed Ka Jira Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho Xeebta Liido ee Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa ka jira Masrixiyad Faneed oo dhalinyaro Soomaali ah ay jilayaan Aflaan ku saabsan Nabadda Soomaaliya iyo wacyigelinta dhalinyaradda . Waxaa u daawasha taga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo Maraykanka Oo Xaqiijiyey Dilka Sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa xaqiijiyey geerida sarkaal sare oo la sheegay inuu ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab, kadib howlgallo ay sameeyeen ciidanka Kumaandooska Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Maraykanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Shacab Soomaaliyeed Ugu Baaqay In Dalka Ay Ku Dhisaan Iskaa Wax u Qabso Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa ku dhiirigeliyay shacabka Soomaaliyeed inay iskood wax u qabsadaan, waddankoodana dhistaan. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay xarunta gobolka Banaadir ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Hore Tarsan Oo Dhaliilay Halka Uu Marayo Amniga Muqdisho Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa wax aan la aqbali Karin ku tilmaamay xaalka amniga Muqdisho halka uu marayo oo uu sheegay in maalinba maalinta ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Qarax Bam Oo Lagu Weeraray Masjid Ku Yaalla Baladweyne Inta la og yahay 2 ruux ayaa ku geeriyootay in ka badan 10 qofna waa ay ku dhaawacmeen qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa lagu weeraray Masjid ku yaalla magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Azerbaijan Oo Xaqiijisay In Haweeney Kasoo Jeedda Dalkeeda Ay Ku Geeriyootay Weerar Shalay Ka Dhacay Muqdisho Safaaradda dalka Azerbaijan uu ku leeyahay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga ayaa lagu xaqiijiyay in haweeney u dhalatay dalkaasi iyo carruur ay dhashay ay ku jireen dadkii waxyeelladu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Madaxweynaha Puntland Oo kormeeray Garoonka Cusub Ee Magaalada Garowe (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo weheliyo Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Mudane Cabdiweli M. Cali Gaas, wafdi ka socda Dawladda Turkiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Ismiidaaminta Ee Magaalada Gaalkacyo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay bannaanka hore ee Hoteelka Uunlaay oo ku yaalla waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kaasi oo sababay khasaare dhimasho…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Federaalka oo ku eedeeyay hay’adda Dabagalka Qaramada Midoobey inaaney Ogoleyn Qaran Soomaaliyeed oo Cagihiisa isku Taaga Guddoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa Monitoring Group ku eedeeyay warbixinnada ay Soomaaliya ka gudbiyaan ay yihiin kuwo dacaayad ku saleysan,…