1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Shariif Xasan Oo Maanta Furay Kalfadhiga Koowaad Ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Baydhabo, kalfadhigii koowaad ee baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed, iyadoo furintaanka kalfadhiga uu ka qeyb galey madaxweyne Shariif Xasan iyo wasiirka Dastuurka Xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Mareykanka oo Booqasho Taariikhi ah ku Jooga Dalka Cuba Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa gaaray jasiiradda Cuba si uu wada hadal ula yeesho dhigiisa dalkaasi Raul Castro Booqashadan Taariikhiga ah waa markii ugu horeysay oo madaxweyne aqalka cad ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Puntland Iyo Al-shabaab Oo Dib Uga Billowday Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in duleedka degmadaasi uu dib uga billowday dagaal u dhaxeeya ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Al-shabaab. Wararku waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:War Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa dood ku saabsan doorashada la filayo in sanadkaan ay ka dhacdo dalka, iyo qaabka ugu haboon ee ay noqon karto doorashadaasi
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdi Barre Yusuf “Puntland Wey Isku Filan Tahay Umana Baahna Ciidamo Gurmad Ah Oo Loo Diro” Xildhibaan Cabdi Barre Yusuf Jibriil oo ka tirsan Guddiga maaliyadda ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in Puntland ay isku filan tahay isla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Isbitalka Madiina Ee Magaalada Muqdisho Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa saaka abaare Salaaddii subax ka kacay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan qeybta qalliinnada ee Ibsitaalkaasi, kaasi oo baabi’iyay dhammaan agabkii iyo dawadii halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobalka Shabellaha Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay deegaanka Laanta Buuro ee gobolka Shabellaha Hoose. Ciidamada Al-shabaab ayaa weerar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Dab Ka Kacay Qeybta Dawada Ee Isbitaalka Banaadir Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay Isbitaalka Hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir, gaar ahaan qeybta keydka ee dawada. Dabkan waxa uu geystay khasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Maanta Gobalka Mudug Ku Dhexmaray Ciidamada Puntland Iyo Al-shabaab Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Puntland iyo xarakada Al-shabaab ayaa maanta waxa uu ka dhacay deegaanka Dabakaaro oo qiyaastii 18-km u jira deegaanka Garacad ee gobalka Mudug. Dagaalka maanta ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Jubbaland Oo Laalay Qodobo Ka Mid Ah Dastuurka Maamulkaasi Xildhibaanada Baarlamaanka maamul goboleedka Jubbaland oo maanta shir ku yeeshay xaruntooda Kismaayo ayaa wax ka bedel ku sameeyay qodobada 44aad, 45aad ee Dastuurka maamulka. Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa Khamiistii…