3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan ka tiran Galmudug Oo Dastuurka Maamulkaasi Ku Tilmaamay Mid u Baahan In Wax Badan Laga Bedelo Xildhibaan Cabdiwali Cali Maxamuud oo guddoomiye u ah guddiga xeer hoosaadka baarlamaanka Galmudug wareysi gaar ahna siiyay Goobjoog News ayaa ku tilmaamay Dastuurka maamulka mid qabyo ah oo u baahan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Act for Somalia Oo Ku Talisay Dhowr Qodob Si Loo Helo Doorasho Ku Dhacda Caddaalad Hay’adda Act for Somalia oo ah hay’ad Maxalli ah ayaa ku baaqeysa in sanadkan doorashada August ee Soomaaliya ay noqoto mid nadiif ah oo dadka oo dhan ay iska dhex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo Guul Ka Sheegatay Dagaalkii Ay Al-shabaab Kula Galeen J/hoose Dowladda Kenya ayaa sheegtay in askarteeda ay dileen 21 ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab kadib dagaallo ka dhacay gobolka Jubada Hoose. Afhayeenka ciidamada Kenya Col David Obonyo ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Puntland Iyo Al-shabaab Oo Ka Socda Mudug Wararka naga soo gaaraya gobalka Mudug ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Al-shabaab uu ka billowday deegaanka Dabakaraale oo qiyaastii 18-km dhanka bari kaga beegan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhis Lagu Sameynayo Waddo Isku Xirta Deegaanka Wisil Iyo Degmada Hobyo Ee Mudug Maamulka deegaanka Wisil ee gobalka Mudug ayaa sheegay in dib u dhis lagu sameynayo waddo muhiim ah oo isku xirta deegaankaasi iyo degmada Hobyo. Cali Xasan Guuleed oo ah gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Dhaamin Laga Billaabay Tuulooyin Ka Tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe Tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa xilligaan waxaa ka billowday biyo dhaamin, xilli halkaasi ay dadka halis ugu jireen in biyo la’aan darteed u geeriyoodaan. Biyo dhaamintaan waxaa iska…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Galaal “Dagaallada Al-shabaab Ee Puntland Waa Kuwo Is Ballaarin Ah” Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo ah qabiir xagga ciidanka ah ayaa sheegay in weerarka Xarakada Al-shabaab ee deegaannada Puntland ay u muuqato mid ay ku doonayaan iney isku fidiyaan deegaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Ku Baaqday u Gurmashada Shacabka Ku Sugan Deegaannada Dalka Ee Abaarta Ka Jirto Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay abaarta ka jirta qeybo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya, maadaama dad badani ay dhibaato nololeed soo wajahday. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Kenya Ee AMISOM Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobolka J/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM iyo sidoo kale Xarakada Al-shabaab ayaa gabbal dhacii shalay waxa uu ka dhacay deegaanka Xayi ee gobalka Jubada Hoose,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Dowladda Federaalka Si Buuxda Ayey u Garab Taagan Tahay Puntland Dagaalka Ay Kula Jirto Al Shabaab” Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dagaalka ay Al Shabaab ka waddo degaannada dowlad goboleedka Puntland uu qeyb ka yahay barnaamijka ururkaasi ugu jiro waxyeeleynta shacabka Soomaaliyeed.…