2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Ka Mid Ah Raggii Weerarka Ka Geystay Paris Oo Lagu Qabtay Dalka Belgium Shaqsi ka mid ah koox la aaminsanyahay in ay ka dambeeyeen weerarkii Paris lagu qaaday ayaa isaga oo dhaawac ah gacanta lagu soo dhigay kadib iska hor imaad dhexmaray Police-ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ku Saabsan Hannaanka Loo Marayo Dhismaha Dowladaha Hoose Oo Lagu Qabtay Muqdisho Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayey hannaanka dhismaha dowladaha Hoose ee dalka, kaasi oo ay ka qeybgaleen qaar ka mid ah maamul gobaleedyada dalka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Degmada Afgooye Oo Si Iskaa Wax u Qabso Ku Dhisaya Buundada Yar Ee Degmada Afgooye Shacabka ku dhaqan degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa billaabay in si iskaa wax u qabso ah ay ku dhisaan Buundada yar ee degmada Afgooye, taasi oo isticmaalkeedu muhiim…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dowladda Federaalka Oo Maanta Diyaarad Hub Sidda u Dirtay Maamulka Puntland (Sawirro) Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka ambabaxday Diyaarad hub u sidda maamulka Puntland kadib weerar gobolka Nugaal ay ku qaadeen ciidamada Al-shabaab. Hubkaan ayaa u badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehlada Maxamed Cabdi Afweyne Oo Dowladda Belgaum Ka Dalbaday Sii Deysmadiisa Ummu Saacid oo ah Xaaska Maxamed Cabdi Xasan Afweyne ayaa sharci daro ku tilmaantay Xukun xabsi 20 sano ah oo maxkamad ku taalo Belgaum ku riday Afweyne oo loo heeysto…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed “Ma Jirto Ciidan Al-shabaab Ah Oo Lug Ku Dhexmaray Degaannada Galmudug” Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in dagaalyahannadii qabsaday deegaanno kamid ah Puntland aysan marin deegaannada Galmudug. Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Xukuumadda Federaalka Oo Ku Baaqday In Gurmad Loo Fidiyo Dadka Abaartu Ku Hayso Gobolka Dalka Qaarkood Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed in gurmad loo fidyo dadka ay abaartu ku hayso qaar kamid ah gobollada dalka Soomaaliya. Wasiirka Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaallada Puntland iyo Al-shabaab Ee Ka Socda Gobolka Nugaal Xiisado dagaal ayaa saaka ka jira deegaanno kamid ah gobalka Nugaal oo ay ku dagaallamayaan Ciidamada Puntland iyo kuwa dagaalyahannada Al-shabaab. Deegaanka Suuj ee hoostaga degmada Dangoronyo ayaa laga maqlayay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Abaaraha Ka Jira Dalka Iyo Meel Marinta Lix Safiir Cusub Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda C/laahi Axmed Jaamac (Ilkajiir), iyadoo looga hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Beesha Caalamka Oo Ka Wada Hadlay Taageerada Iyo Daryeelka Ciidammada Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay wakiillada beesha caalamka u fadhiya Soomaaliya, oo uu kala hadlayey daryeelka iyo taageerada ciidammada Soomaaliya.…