1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda dalka, sida doorashooyinka 2016, amniga,…
5 daqiiqo Sheeko:War Sharciga Hub ka dhigista Somaliland Oo Noqday Horseedaha Xasilloonida Maamulka Xildhibaan Maxamed Axmed Obsiiye oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka warbixiyay taariikhda Sharci dejinta Somaliland, isagoo si gaar ah hoosta uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Balanballe Oo Sheegay In Caqabado Badan Ay La Kulmaan Booliiska Degmadaasi Maamulka degmada Balanballe ee gobalka Galgaduud ayaa faah faahin ballaaran ka bixiyay qaabka ay u shaqeeyaan ciidamada Booliiska ee degmadaasi. Gudoomiye ku xigeenka degmadaasi Cabdirisaaq Axmed Xalane oo la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wsiirka Dastuurka “Meel Wanaagsan ayeey Mareysaa Ka Qeybgalidda Shacabka Ee Doodaha Dastuurka” Wasiirka wasaaradda Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayso doodda shacabka Soomaaliyeed ee ku aadan arrimaha Dastuurka.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Shuban Biyoodka Oo Ka Dillaacay Deegaanno Ka Tirsan Shabellaha Dhexe Wararka laga helayo deegaanka Maandheere oo ku dhaw degmada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa lagu soo waramayaa inuu halkaasi ka dillaacay cudurka shuban biyoodka kaasi oo dad badan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dayactirka Buundada Degmada Afgooye Oo Meel Gabogabo Ah Maraya Buundada degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa maalmahan dambe waxaa ku socday dayactir ballaaran, iyadoo xilligaan lasoo sheegayo in dayactirkaasi yahay mid gabogabo ah. Dadka ku dhaqan degmada Afgooye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Dad Lagu Soo Qabqabtay Ka Sameeyay Afgooye Howlgallo dad lagu soo qabqabtay ayaa ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM waxay ka sameynayaan degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose. Saqdii dhexe ee xalay ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Guul Ka Sheegtay Dagaalkii Ay Al-shabaab Kula Galeen Gobolka Nugaal Maamulka Puntland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal ciidankooda maanta ay gobolka Nugaal kula galeen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab, kuwaa oo dhawaan halkaasi dhanka badda ka galay.…
2 daqiiqo Sheeko:War Shirarkii dib u Eegista Dastuurka Oo Magaalada Baydhabo ka Furmay Shirarka wacyi gelinta dib u eegista dastuurka ayaa 15 Marso waxa uu ka furmay magaalada Beydhabo xarunta gobolka Baay, waxaana shirka soo qaban qaabiyay guddiga joogtada ah ee baarlamaanka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Magaalada Muqdisho Kula Kulmay Madaxweyne Ku Xigeenka Burundi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne Ku Xigeenka 1-aad ee Jamhuuriyadda Burundi, Gaston Sindimwo oo maanta booqasho laba maalmood qaadaneysa ku yimid…