2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Ka Warbixiyey Safarro Ay Ku Tageen Gobollada Sool Iyo Sanaag Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka oo safar indho indheyn ah ku gaarey degaanada Sool iyo Sanaag iyo Buuhoodle ayaa ka warbixiyay xaaladda dhabta ah ee ay ku soo arkeen degaanadii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Jabuuti Oo Lagu Wareejiyey Maxaabiis Looga Qabsaday Dagaalkii Ay La Galeen Eretria Dowladda Jabuuti ayaa lagu wareejiyey Afar Maxaabiis oo looga qabsaday dagaalkii ay la galeen dowladda Eretria Sanadkii 2008, kuwaasi oo lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Jabuuti. Maxaabiistan oo shalay dib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Amnesty International Oo Cambaareysay Heshiiska Turkiga iyo Midowga Yurub Ee Qaxootiga Siiriya Ururka Amnesty International ayaa dhaleeceeyay heshiis Jimcihii ay Midowga Yurub iyo Turkiga ku kala saxiixdeen oo ku saabsan dib u dajibta qaxootiga Suuriya. Amnesty International oo inta badan ka hadasha…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Daahir Xasan “Dowladda Federaalka Ha Ogaato Marnaba Ma Ogolaan Doonno In Hiiraan Gobolka Kale La Raaciyo” Abuukaate Daahir Xasan Cabdi oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda ay u gudbiyeen in gobolka Hiiraan horay looga dhigay Labo gobol sidaa darteedna ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 61 Qof Oo Ku Geeriyootay Diyaarad Ku Burburtay Ruushka Diyaarad Rakaab oo sidday ilaa 61 ayaa ku burburtay magaalo ku taalla koofurta Ruushka ee Rostov-on-Don. Diyaaradda oo ahayd Fly Dubai Boeing 737-800 kana soo kicitintay Dubia, waxaa saarnaa 55…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Seddex Carruur Ah Oo Ku Geeriyootay Barkad Biyo Oo Ay Ku Dhaceen, Gobalka Galgaduud Wararka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in duleedka degmadaasi ay ku dhinteen Seddax Caruur ah oo la sheegay inay ku dhaceen Barkad ay Biyo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Sheegay In Qatar Badan Ay Keeni Karto Hadii Al-shabaab Fariisimo Ka Sameystaan Buuraha Gobalka Nugaal Mid ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa sheegay in qatar aad u xooggan ay keeni karto hadii dagaalyahannada Al-shabaab ay fariisimo cusub ka sameystaan Buuraha gobolka Nugaal. Maxamed Maxamuud Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Iyo Siyaasiyiin Ku Baaqay Wax Ka Qabashada Biyo La’aanta Ka Jirta Gobolka Hiiraan Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo sidoo kale qaar ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Biyo la’aanta ka jirta deegaanno badan oo ka mid ah gobolka Hiiraan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Weerar Xalay Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Hal qof ayaa ku dhintay Laba kalena wey ku dhaawacmeen xalay abaara 8-dii fiidmimo markii rag hubeysan ay weerareen goob ay ku sugnaayeen ciidamo la sheegay inay ilaalo u ahaayeen,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 12-sano Kadib Geeridii Xaliima Khaliif Cumar Magool (Taariikh) Maanta oo Kale sanadkii 2004-dii Isbitaal kuyaalla Dalka Holand waxa ku geeriyootay Boqoradii Codka Xaliima Khaliif Cumar Magool oo mudo dheeer ku jirtay Fanka Soomaaliyeed. Allaha u Naxariistee Magool waxay…