Shirkii Jowhar ee Maamulka Hiiraan iyo Shabeellada dhexe yaa meel ku sheega? Sheeko:Dalka Shirkii maamul u sameynta gobollada Jowhar iyo Shabeellada dhexe ee January 12-keeda ka furmay magaalada Jowhar ayaa la waayey hadal-heyntiisa iyo meel uu ku dambeeyay, beelihii waa kala tageen, dowladdii… 5 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Canada Oo Ka Qeyb Galeysa Shirka Soomaaliya Ee Istanbul Wasiirka arrimaha dibadda Canada Dion ayaa lagu wadaa in uu ka qeybgalo shirka heerka sare ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ee ka dhacaya Istanbul. Shirka waxaa kuu qeyb ka yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Deegaannada Baadiyaha Ah Ee Galmudug Maamulka Galmudug State ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka taagan tahay deegaanno badan oo maamulkaasi ka arrimiyo, iyadoo deegaannaduna u kala daran yihiin xaaladaha ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Shabellaha Dhexe Oo Rajo Ka Muujiyay Dib u Billaabashada Shirka Jowhar Odayaasha dhaqanka ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in uu dib u furmo shirkii magaalada Jowhar ee maamul u sameynta gobollada Sh/dhexe iyo Hiiraan. Kulan ballaaran oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Oo Qarax Lagula Eegtay Magaalada Marka Askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa qarax Bam lagula eegtay bartamaha magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose, halkaasi oo khasaare uu ka dhashay. Hal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Iyo Itoobiya Oo Laga Codsaday Inay Diyaarado Dagaal Ugu Deeqaan AMISOM Ururuka Midowga Afrika ayaa dalalka Kenya iyo Itoobiya waxa uu ka codsaday in ay ugu deeqaan ciidamada AMISOM diyaarado dagaal oo ka qeybqaata howlgallada ay kula dagaallamayaan Xarakada Al-shabaab. Qaraar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ruushka Oo Ku Baaqday Kulan Degdeg Ah Oo Looga Hadlayo Xaaladda Xuduudda Turkiga iyo Siiriya Ruushka ayaa ugu yeeray Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay in kulan degedeg ah ay isugu yimaadaan si looga doodo wax dalka Ruushku uu ugu yeeray xaaladda ka sii dareeysa ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirar Looga Arrinsanayo Doorashada 2016 Iyo Nidaamka 4.5 Oo Ka Socda Deegaannada Puntland Deegaannada uu ka arrimo maamulka Puntland waxaa ka soconaya shirar kala duwan oo looga hadlayo geeddi socodka doorashada sanadkaan la filayo in dalka ay ka dhacdo iyo nidaam beeleedka 4.5…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Badal Jaamac “Dowladda Dhab Kama Ahan Dhismaha Maamulka Sh/dhexe Iyo Hiiraan” Nabadoon Badal Jaamac Xirsi oo ka mid ah waxgaradka kasoo jeeda gobalka Hiiraan ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay in aysan dhab ka ahayn dhismaha maamulka gobollada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo Fariisimo Cusub Ka Sameystay Xuduuddka Dhanka Gobolka Galgaduud Ciidamo Itoobiyaan ah oo wata gaadiidka dagaalka ee gaashaaman iyo hub fara badan ayaa lagu arkayaa deegaanka Dacdheer ee gobalka Galgaduud, kuwaasi oo halkaasi fariisimo cusub ka sameystay. Dadka deegaanka…