Wasiir Maareeye Oo Soo Dhaweeyay Meel Marinta Sharciga Saxaafadda (Maqal) Sheeko:Dalka Wasiirka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay meel marintii baarlamaanka Federaalka ee sharciga Saxaafadda oo dhawaan la… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buuloburde Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa sheegay in guul ay ka gaareen dagaal khasaare sababay oo ay la galeen ciidamada Xarakada Al-shabaab. Duqa degmadaasi Cabdicasiis Duurow oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Cusub Oo Loo Dhaariyay Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Munaasabad ka dhacday magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ayaa maanta waxaa lagu dhaariyay tiro cusub oo ka mid noqonaya baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed. Xubnaha la dhaariyay waxay tiradooda gaaraysaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr Nuur Faarax “Shirkadaha NGO’s-ka Iyo Deeq Bixiyayaasha Qeyb Bay Ka Yihiin Musuqa” Hanti dhowraha guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax Jimcaale ayaa sheegay in musuqa ka jira Soomaaliya ay ku lug leeyihiin hay’ado iyo shaqsiyaad shisheeye, waxaana uu intaasi ku daray in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gedo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ku dhex maray deegaanka Tarako ee gobalka Gedo.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka NUSOJ Oo Soo Dhaweysay Xeerka Saxaafadda Ee Baarlamaanka Meelmariyay Ururuka Saxafiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa soo dhaweeyay xeerka saxaafadda ee shalay baarlamaanka Federaalka meel mariyay. Xoghayaha ururkaasi Maxamed Ibraahim Pakistan oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarunta Maamulka Gobalka Hiiraan Ee B/weyne Oo Dib u Habeyn Lagu Sameeyay Waxaa dib u habeyn lagu sameeyay xarunta maamulka gobalka Hiiraan ee magaalada Baladweyne, halkaasi oo maalmihii ugu dambeeyay dayactir lagu waday. Munaasabadda lagu furayay xaruntaan ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Aayaha Galmudug Oo Ka Dhacay Magaalada Nairobi Wasiirada Jaaliyadaha iyo qorsheynta ee maamulka Galmudug oo maalmihii lasoo dhaafay howlo shaqo u joogay ayaa kulan looga hadlayay aayahay Galmudug waxay la qaateen jaaliyadda maamulkaasi ee ku dhaqan Kenya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Jowhar Oo Laga Dareemayo Diyaar Garowga Shirka Maamul u Sameynta Sh/dhexe Iyo Hiiraan Magaalada Jowhar ayaa laga dareemayaa diyaar garowga loogu jiro shirka maamul u sameynta gobalada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan kaasi oo la filayo in dhawaan magaaladaasi uu ka furmo. Ammaanka guud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ciraaq Oo Sheegtay In Daacish Degdeg Uga Saarayaan Guud Ahaan Dalkaasi Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq Haider al-Abadi ayaa sheegay in kooxda Daacish ay si deg deg ah uga saaridoonaan guud ahaan dalka Ciraaq kadib markii ciidamada Ciraaq ay gacanta ku dhigeen…