Wasiirro Iyo Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Gaaray Degmada Jowhar Sheeko:Dalka Magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe waxaa goor dhaw gaaray xubno ka mid ah Labada gole ee dowladda Soomaaliya, siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin kale. Xubnaha waxaa horkacayay wasiirka Kalluumeysiga iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobabkii Iyo Dabaylihii Ku Dhuftay Deegaanno Ka Mid Ah Gobalka Bari Oo Jaray Waddooyin Muhiim Ah Waddooyin aad u muhiim ah ayaa ku xirmay dabaylihii iyo roobabkii dhawaan ka da’ay deegaanno ka mid ah gobalka Bari, kuwaasi oo sababay sare u kac dhanka maciishadda ah. Odayaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Amni Oo Laga Dareemayo Deegaanka Kulbiyow Ee Jubada Hoose Maamulka deegaanka Kulbiyo ee gobalka Jubada Hoose ayaa sheegay in isbedal amni ah laga dareemayo deegaankaasi iyo sidoo kale deegaanada ku dhaw. Gudoomiyaha deegaanka Kulbiyow Maxamed Maxamuud Ismaaciil oo la…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed oo marti ku noqotay Barnaamijka Jimcaale ee Goobjoog News ka baxay Todobaadkaan ayaa ka hadashay arrimo badan oo dhanka caafimaadka ah iyo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulamo La Qaatay Waxgaradka Hiiraan Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud oo shalay gaaray magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan, ayaa xalay halkaasi ku hoyday, isaga oo kulamo la qaatay Odayaasha dhaqanka ee gobalkaasi. Kulamadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Rabshado Ka Dhacay Dalka Jabuuti Rabshadi sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti, kadib markii ay isku dhaceen ciidamada Booliiska iyo sidoo kale dad ka qeybgalayay xuska Sheekh Yoonis Muuse,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiid Rakaab Iyo Xamuul Isugu Jira Oo Lagu Rasaaseeyay Magaalada Mandheera Rag Hubeysan ayaa la sheegayaa in ay weerar ku qaadeen Laba gaari oo shacab ah, kuwaasi oo marayay duleedka magaalada Mandheera ee gobalka NFD. Laba qof ayaa weerarkaasi ku geeriyootay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Baladweyne Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi Ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Hiiraan Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah, kaasi oo ka dhacay deegaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Wajahan magaalada Baladweyne Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in maanta uu tago magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan. Ulajeedka safarka madaxweynaha lama shaacin, hase ahaatee magaalada Baladweyne waxaa ka…