1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Boosaaso Oo Ammar Dul Dhigay Goobaha Ganacsi Ee Ku Yaalla Magaaladaasi Maamulka Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ayaa ammar dul dhigay ganacsatada ku dhaqan magaaladaasi, ka dib markii ay soo bateen dabka ka kaca goobaha ganacsi. Duqa magaaladaasi Injineer Yaasiin Mire…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada Bulshada Rayidka Oo Ku Baaqay In Nabad Lagu Bedalo Dagaalkii Gaalkacyo Ururada Bulshada rayidka ah ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay ka xanuunsadeen dagaalkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo, iyaga oo ku baaqay in Nabad lagu bedalo dagaalkaasi. Agaasimaha hay’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koox Hubeysan Oo Nin Darawal Ah Ku Dilay Gobalka Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in koox hubeysan ay dileen nin darawal ah oo kaxeeynayey gaari Homey ah, kaasi oo ka mid ah gaadiidka ka shaqeeya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Ku Booriyay Maamulladda Puntland Iyo Galmudug Adkeynta Wax Walba Oo Lagu Heshiiyo Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku booriyay maamul gobaleedyada Galmudug iyo Puntland inay adkeeyaan qodob walba oo heshiis ah, si loo helo xasilooni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharciga Waxbarashada Dalka Oo Dhawaan Ka Bixi Doona Qabyo Qoraalka Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Federaalka Soomaalia ayaa sheegtay in Dhawaan ay soo saari doonto Sharciga Waxbarashada Dalka, ka dib markii shalay magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeyay Shirka wada tashiga Manhajka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka Oo Sheegay In Xiriir Uu Ka Dhaxeeyo Turkiga Iyo Daacish Ruushka ayaa ku eedeyey dalka Turkiga in sababtii uu u soo riday diyaaraddii dagaal in ay ka dambeysay Turkiga oo ilaalinaya dano ganacsi oo kala dhexeeyay ururka Daacish. Warkan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalka Gaalkacyo Oo Sii Kordhay Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa ka soconaya dagaal u dhaxeeyay ciidamada Galmudug iyo Puntland, iyadoo lagu soo waramayo inuu sii kordhay khasaaraha dagaalkaasi ka dhashay. Inta la xaqiijiyay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Kasoo Jeeda Gobalada Waqooyi Oo Muqdisho Ku Leh Shir Ay Uga Aragti Dhiibanayaan Nuuca Doorashada 2016 Shir aragtidooda lagu Ogaanayo dadka Soomaaliyeed ee kasoo jeeda gobalada Waqooyi Ee Dalka, kuna saabsan nooca doorashada dhici doonta sanadka 2016-ka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkani waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Horudhac Ah Oo Laga Helayo Dagaalka Ka Socda Magaalada Gaalkacyo Dagaal u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa saaka ka billawday xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Wariyaha Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Malta Oo Xiray Muwaadin Soomaaliyeed Oo Looga Shakiyay Inuu Ka Mid Yahay Shabakad Dadka Tahriibisa Boliiska Malta ayaa xiray Nin Soomaaliyeed oo looga shakisan yahay inuu si sharci darro ah ku geliyey dalka Malta in ka badan 200 qof oo soo galooti ah kuwaas oo…