1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Dhaqan Degmada Ceelwaaq Ee Gedo Oo Gurmad Raashiin u Baahan Maamulka degmada Ceel-waaq ee gobalka Gedo ayaa ka deyriyay xaalada nololeed ee dadka barakacayaasha ah ee kuna dhaqan degmadaasi. Madaxa samafalka degmadaasi Faarax Macalin Bishaar oo la hadlay Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Puntland Iyo Galmudug Oo Ka Socda Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal u dhaxeeya ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug. Wariyaasheena ku sugan magaaladaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iskaashatada Gadiidka Gobolka Jubada Hoose Oo Dib Loo Howlgelinayo Maamulka gobalka Jubada Hoose ayaa sheegay in dib loo howlgelin doono iskaashatada gaadiidka gobalkaasi, kaasi oo ay tilmaameen in baahi weyn loo qabo. Gudoomiyaha gobalka Jubada Hoose ee Jubbaland Cabdirashiid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsigii B/weyne Iyo Isku Socodka Dadweynaha Oo Dib u Soo Laabtay Kadib Maalmo Hakad Ku Yimid Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, meello ka mid ah muddo 7-aad ah waxaa hakad ku yara jiray ganacsiga, gaar ahaan goobaha ganacsi ee saaran Laamiga weyn ee magaaladaasi. Maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa AMISOM Oo Ruqaansaday Degmada Xagar Ee J/Hoose Ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in saaka ay u dhaqaaqeen dhanka degmada Xagar ee gobalka Jubbada Hoose, halkaasi oo la sheegay inay faarujiyeen ciidamada xarakada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Howlgal Ciidamada Dowladda Xalay Ka Sameeyeen degmada Afgooye Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay howlgal amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyeen degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, iyadoo ciidamada ay diideen isku socodkii gaadiidka ee degmadaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyeyaasha Ku Sugan Boosaaso Oo Dhaliilay Wasaaradda Warfaafinta Puntland Wariyeyaasha ku dhaqan magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa si kulul waxay u cambaareeyeen wasaaradda warfaafinta Puntland oo xabsiga dhigtay wariye Jaamac Debaraani oo ka shaqeynayay Talefishinka madaxa banaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bartamaha Magaalada Brussels ee dalka Belgium Oo u Haawaneysa Cabsi Laga Qabo Daacish Bartamaha magaladda Brussels ee dalka Belgium ayaa haawaneysa kadib markii maqaayadaha waa weyn iyo Baararka ku yaalla magaladaa albaabada la isugu dhuftay, saacado kadib markii dowladda dalkaasi ay soo saartay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Koonfur Galbeed Oo Dhoolatus Ka Sameeyay Baydhabo Ciidamada daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa Booliiska ayaa maanta dhoolatus ciidan waxay ka sameeyeen wadooyinka waaweyn ee magaalda Baydhaba. Ciidamadaan oo dhawaan tababar ku dhameystay magaaladaasi, ayaa gaada ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Canug Dhallan Shan Bil Iyo Dad Kale Oo Ku Dhaawacmay Qarax Ka Dhacay Buuloburde, Hiiraan Wararka ka imaanaya degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Maqaayad ku taalla halkaasi uu ka dhacay Qarax Miino oo khasaare soo gaarsiiyay dad shacab ah. Qaraxaan ayaa la…