2 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerarkii Mali Oo Lasoo Afjaray Ciidamada dalalka Mali, Faransiiska iyo Mareykanka ayaa sheegay in ay soo afjareen howl-gallo lagu bad baadinayey 170 ruux oo rag ka tirsan Ururka Al-Qaacida ay ku qabsadeen Hoteel ku yaala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koox Hubeysan Oo Weerar Ku Qabsatay Hotel Ku Yaalla Dalka Mali Koox hubeysan ayaa maanta weerar waxay ku qaadeen Hoteel lagu magacaabo Radisson Blu oo ku yaalla magaalada Bamako oo caasimad u ah dalka Mali. Raggan hubeysan oo gaaraya 4 qof…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyeyaasha Soomaaliyeed Ee Ku Sugan Nairobi Oo Ku Baaqay In Lasii Daayo Wariye Jaamac Debaraani Wariyayaasha Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa si kulul u cambaareeyay xariga wariye Jaamac Debaraani oo maalintii shalay ahayd ciidamada Puntland ku xireen magaalada Garoowe.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Sugan Gaalkacyo Oo Cabasho Ka Ah Maamulka Puntland Waxgaradka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa fariin cabasho ah u diray madaxda sare ee maamulkaasi, taasi oo ku aadan dad dhawaan lagu dilay Waqooyiga magaaladaasi. Waxay sheegeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 500 Qoys Oo Ka Barakacay Daad Ku Rogamaday Deegaanno ka Tirsan Gedo Ugu yaraan 500 oo Qoys ayaa ku barakacday Roobab daadad watey oo ka da’ay Deegaanka Faanweyn ee Degmada Garbahaarey gobalka Gedo. Roobabkani oo ka da’ayey deegaanka Faanweyn oo Garbahaarey u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Degmada Caabduwaaq Oo Shalay Lagu Dagaallamay Dagaal la xiriira is qabqabsi dhul ayaa shalay ka dhacay degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Wararkii ugu dambeeyay ee saaka laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Ku Hanjabay Dagaal Ka Dhan Ah Al-shabaab Maamulka Jubbaland ayaa ku hanjabay dagaal ka dhan ah Xarakada Al-shabaab, gaar ahaan kuwa ku sugan deegaanno ka mid ah gobalka Jubada Dhexe. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Jeneraal Cabdullaahi Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Nuur Faarax “Kenya Waxay Wadaa Yasitaan Soomaaliya Ah” Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan xubnihii dhawaan gaaray degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo ayaa isaga oo wareysi siiyay Goobjoog News, waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Oo Diyaarinaya Sharci Lagu Ilaalinayo Xuduudaha Dalka Guddiga Arrimaha gudaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay diyaarinayaa sharci lagu ilaalinayo xuduudaha wadanka uu la leeyahay wadamada Deriska ah. Gudoomiye ku xigeenka guddigaasi Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faransiiska Oo Baraarujiyay Wadamada Reer Yurub Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Faransiiska Bernard Cazeneuve ayaa wadamada Yurub u ugu baaqay in ay hurdada ka kacaan kadib weeraradii Paris. Wasiirka ayaa hadlayey kadib markii lagu dhawaaqay in la…