2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Xadgudubka Kenya Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Garbahaarey Ee Gedo Dibadbax ballaaran oo ay dhigayeen shacab badan kana dhan ah xadgudubka Kenya ee degmada Baladxaawo ayaa maanta ka dhacay degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo. Odayaal, Haween, Dhallinyaro iyo ardayda…
1 daqiiqo Sheeko:War Hoos u dhac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Dahabka Ee Suuqyada Magaalada Muqdisho Hoos u dhac ayaa xilligaan laga dareemayaa qiimaha la kala siisto dahabka ee suuqyada magaalada Muqdisho. Ganacsatada dahabka ee magaalada Muqdisho, ayaa hoos u dhacaan ku yimid qiimaha dahabka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Diyaarad Qaxooti Soomaaliyeed Ka Keentay Xeryaha Dhadhaab Oo Soo Gaartay Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, ayaa waxay sheegayaan in garoonka magaaladaasi ay soo caga dhigatay diyaarad ay la socdaan Soomaali Qaxooti ku ahaa xeryaha dhadhaab ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Al-shabaab Awood Milatari Oo Kaliya Uma Adeegsaneyno” Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisu aysan xal Milateri oo keliya ku raadineyn dhibaatada Xarakada Al-shabaab, laakiin sidoo kale ay dowladu dooneyso iney ku wajahdo Al-shabaab xal nabadeed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Dhaliilay Nidaamka Loo Soo Xulayo Golaha Deegaanka Magaalada Gaalkacyo Ee Galmudug Xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa dhawaan ka billawday soo xulista golaha deegaanka maamulkaasi, si ay usoo doortaan duqa magaalada Gaalkacyo, ayaa hadana dhinaca kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Shariif Xasan Oo Ku Baaqay In Laga Taageero Dhismaha Iyo Tababarada Ciidamada Booliiska Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku baaqay in laga taageero maamulkiisa dhismaha iyo tababarada ciidamada Booliiska. Waxa uu sheegay Shariif Xasan in ciidamada Booliiska ay yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dad Badan Oo La Xanuunsanaya Cudurka Shuban Biyoodka Degmada Bandiiradley Ee Gobalka Mudug Maamulka degmada Bandiiradley ee gobalka Mudug ayaa sheegay in ay aad uga sii darayso xaaladda caafimaad ee dadka uu soo ritay cudurka shuban biyoodka, waxaana maamulka uu ku baaqay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Puntland C/raxmaan Faroole Oo Ka Digay In 2016 Lagu Laabto Nidaamka 4.5 Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa ka digay in shacabka Soomaaliyeed mar kale wax loogu qeybiyo nidaamka awood qeybsiga beelaha ee loo yaqaan 4.5. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddi Ka Kooban Labada Gole Ee Dowladda Oo Gaaray B/xaawo Si Ay Usoo Baaraan Xadgudubka Kenya Guddiga ay dowladda Federaalka Soomaaliya u dirtay degmada B/xaawo ee gobalka Gedo ayaa soo ogaanaya darbiga dowladda Kenya ka dhiseyso dhulka Soomaaliyeed ee xiga dhanka degmadaasi. Waxaa guddigani hogaaminaya wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirar Looga Tashanayay Nooca Ay Noqon Doonto Doorashada 2016 Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Magaalooyin Badan Oo Dalka Ah Shirar wadatashi ah oo looga hadlayay nooca ay noqon doonto doorashada dalka ka dhacaysa sanadka 2016-ka ayaa lagu qabtay magaalooyin badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya, kuwaasi oo Laba…