2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Cabdisalaan Hareeri Oo Aynu Ka Wareysannay Taariikhda Allaha u Naxariistee Wariye Cawke (Dhageyso) Wariye Cabdisalaan Hareeri oo ka mid ah wariyayaasha Soomaaliyeed ayaan ka wareysannay taariikhda Allaha u naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke oo saaka ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan ‘’Weriye Cawke Waxa Uu Ahaa Nin Wax Weyn Soo Qabtey, Taariikhda Dalkana Baal Dahab Ah Ka Galey’’ Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday weriye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa hawlwadeennada kaalinta weyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Boosaaso Ku Xiray Dhallinyaro Tahriibaysay Ciidamada Booliiska Puntland ee gobalka Bari ayaa gacanta ku dhigay dhallinyaro la sheegay in ay doonayeen inay u tahriibaan dalka Yemen. Taliyaha qeybta Booliiska gobalka Bari Cabdixakiin Xuseen Yuusuf oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanka Xawaadley Ee Shabellaha Dhexe Khasaare hantiyeed ayaa ka dhalatay fatahaad Wabiga Shabelle uu ku sameeyay deegaanka Xawaadley oo ka mid ah deegaannada hoostaga degmada Balcad ee gobalka Shabellaha Dhexe. Fataahadda ayaa deegaankaasi ku socotay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Degmada Afgooye Oo Cabasho Ka Ah Isbaarooyin Lacago Badan Looga Qaato Beeraleyda ku dhaqan degmada Afgooye iyo deegaanno ku dhaw degmadaasi ayaa ka cabanaya rag hubeysan oo Isbaarooyin dhigta wadooyinka gala degmadaasi, kuwaa oo qaata lacago badan. Qodata Qudaarta ee degmada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Shuban Biyoodka Oo Ka Dillaacay Deegaanno Ka Tirsan Galmudug Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay jiraan deegaanno ka tirsan gobalka Mudug oo ka dilaacay cudurka shuban biyoodka. Wasiirka caafimaadka Galmudug Nimco Maxamed Maxamuud oo warbaahinta kula hadashay magaalada Cadaado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Axmed Xasan Cawke Oo Geeriyooday Abaare Waabarigii saaka ayaa lagu soo waramayaa in wariye Axmed Xasan Cawke uu ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Allaha u naxariistee Cawke ayaa la sheegay in maalmahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Shabellaha Dhexe “Degmada Mahadaay Waxaa Ka Jirta Dhibaato Heer Qaran” Maamulka gobalka Shabellaha dhexe ayaa ku dhawaaqay in degmada Mahadaay ee gobalkaasi ay ka jirto dhibaato heer qaran, loona baahan yahay in shacabka Soomaaliyeed iyo hay’adaha samafalka ah usoo gurmadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Difaaca Kenya Oo Sheegtay In Ciidamadeeda Aysan Kala Baxayn Soomaaliya Dowlada Kenya ayaa sheegtay in marnaba Ciidamadeeda ka saari doonin Soomaaliya, kuwaasi oo qaab nabad ilaalin ah u jooga. Xoghayaha gaashaandhiga Kenya Rijel Umamo ayaa sheegtay in ciidamada Kenya ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaad Hubeysan Oo Maalintii Saddexaad u Xiran Tahay Wadooyinka Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in maalintii Saddexaad ay maleeshiyaad hubeysan u xiran tahay wadooyinka ugu muhiimsan ee magaaladaasi. Maleeshiyaadkaan ayaa wata gaadiidka…