1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Galmudug Oo Howlgallo Dad Badan Lagu Soo Qabtay Ka Sameeyay Mudug Iyo Galgaduud Taliska Booliiska Galmudug ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ay ciidamada maamulkaasi ka sameeyeen deegaanno ka mid ah gobalada Mudug iyo Galgaduud, kaasi oo dad badan lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Oo Amray In La Baaro Dilkii Loo Geystay Sarkaal u Shaqeynayay Hay’adda Main Action Gudoomiyaha gobalka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax ayaa qoraal uu kasoo saaray xafiiskiisa waxa uu hay’adaha amniga gobalka Hiiraan iyo xeer ilaaliyaha guud ee qaranka uu degdeg uga codsaday in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha France Oo Ku Hanjabay In Ay Burburin Doonaan Kooxda Daacish Madaxweynaha dalka Fransiiska Francois Hollande ayaa wacad ku maray in dalkiisu uu bur burin doono xoogaga Dowladda Islaamiga ah. Madaxaweynaha dalkaasi waxa uu doonaya in uu hirgeliyo Saddex Bilood oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Soo Dhaweeyay Kulamada Looga Tashanayo Doorashada 2016 Ee Ka Billawday Qaar Ka Mid Ah Gobalada Dalka Wadatashiyada looga hadlayo hannaanka doorashada sannadka 2016-ka ayaa ka bilowday guud ahaan dalka Soomaaliya. Wadatashiyada ayaa lagu qabanayaa magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo, Garowe iyo Cadaado, waxaana kulamadaasi midkiiba ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Cali Gaab “Degmada Dayniile Waxaa Ku Dagaallamay Maleeshiyaad” Taliska ciidanka Booliiska gobalka Banaadir ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in askar ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay maanta ku dagaallameen nawaaxiga Jaamacaddii Gahayr ee degmada Dayniile. Taliyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugu Yaraan 10 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Ku Dhexmaray Degmada Dayniile Wararka ka imaanaya degmada Dayniile ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in ugu yaraan 10 qof oo shacab ah ay ku geeriyootay nawaaxiga Jaamacadii Gahayr, ka dib iska horimaad halkaasi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirar Looga Tashanayo Doorashada 2016 Oo Ka Billawday Qaar Ka Mid Ah Magaalooyinka Dalka Shirar isugu jira heer gobal iyo heer dowlad gobaleed oo looga arrinsanayo doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo sanadka 2016-ka ayaa ka bilawday qaar ka mid ah magaalooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaad Hubeysan Oo Weli Ku Sugan Xaafadaha Magaalada Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne maanta oo Isniin ah waxay sheegayaan in weli xaafadaha magaaladaasi ay ku sugan yihiin Maleeshiyaad shalay subax halkaasi soo buux dhaafiyay. Dad ku sugan magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Baaraysa Dil Magaalada B/weyne Loogu Geystay Sarkaal Ka Tirsanaa Hay’adda Main Action Waasaradda amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa magacawday guddi baaritaan kusoo sameeya sarkaal u shaqeynayay hay’adda Main Action oo maalin kahor lagu dilay magaalada Baladweyne. Wasiirka Wasaaradaasi C/risaaq Cumar Maxamed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Digniin u Diray Ganacsatada Wax Kala Soo Degtay Garoomada Diyaaradaha Galmudug Maamulka Puntland ayaa sheegay in tallaab adag ay ka qaadi doonaan cid walba oo ganacsi kala soo degta deegaanada uu ka taliyo maamulka Galmudug, gaar ahaan garoomada Magaalada Cadaado iyo…