1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cudurro Ka Dilaacay Degmada Mahadaay Ee Gobalka Shabellaha Dhexe Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in cudurro ay ka dilaaceen degmadaasi, kuwaasi oo saameeyay dadka halkaasi ku nool. Gudoomiye ku xigeenka degmadaasi Saalax Aadan oo la…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Goodax Oo Sharaxay Labo Qodob Oo Kasoo Dhex Muuqan Doona Sharciga Lagu Mamnuucayo Ku Xadgudubka Xuduudaha Dalka Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa isaga oo wareysi siinayay Goobjoog News, waxa uu sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay sharciga ay soo sameynayaan guddiyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Magaalada Baladweyne Oo Saaka Kacsan Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa ku waramaya in xaaladda magaaladaasi ay tahay mid aad u kacsan. Waxaa magaalada saaka soo buuxdhaafiyay maleeshiyaad qaab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Ka Mid Ah Raggii Weeraray Paris Oo La Aqoonsaday Mas’uul sare oo u hadlay dowladda Fransiiska ayaa sheegay weeraradii ka dhacay Magaladda Paris oo ay ku dhinteen 130 kuna dhawacmeyn 350 ruux ay ku lug lahaayeen Seddex Kooxood. “Waa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Warqadihii Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee India Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Jamhuriyadda India wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, HE. Ms Suchitra…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo, kaasi oo khasaare geystay. Ciidamada Al-shabaab ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Batroolka iyo macdanta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Mukhtaar oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Goobjoog ayaa ka warbixiyay halka ay marayso howlaha shidaal baarista Soomaaliya, is fahamkii dowladda Federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Dhuxusha Ee Suuqyada Magaalada Muqdisho Waxaa sare u kac ballaaran xilligaan laga dareemayaa qiimaha la kala siisto dhuxusha ee suuqyada magaalada Muqdisho, taasi oo saameyn ku yeelatay qoysas badan. Qaar ka mid ah ganacsatada Iibisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Kulbiyow Ee Jubada Hoose Oo Ka Warbixiyay Amniga Deegaankaasi Gudoomiyaha deegaanka Kulbiyow ee gobalka Jubada Hoose Maxamed Maxamuud Ismaaciil oo la hadlay Idaacadda Goobjoog, ayaa ka warbixiyay amniga guud ee deegaankaasi. Waxa uu sheegay gudoomiyaha in amniga Kulbiyow uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Federaalka Oo Deeq Dawo Ah Gaarsiisay Degmada Baardheere Deeqdii ugu horreysay oo dawo ah oo ka socota dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la gaarsiiyay degmada Baardheere ee gobalka Gedo. Maxamed Xuseen Ganeey Madaxa mashaariicda iyo horumarinta maamulka degmada Baardheere…