1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Khasaare Geystay Oo Ka Da’ay Deegaanno Ku Dhawan Deegaanka Jawiil Ee Gobalka Hiiraan Roobab khasaare geystay ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka da’ay deegaanno aad ugu dhaw deegaanka Jawiil ee gobalka Hiiraan, iyadoo xoolo badan ay dhamaadeen. Gudoomiyaha deegaanka Jawiil Cabdi Macallin Aadan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Leego Oo Sheegay Inay Gacanta Ku Dhigeen Rag Hubeysan Oo Shacabka Dhacayay Maamulka deegaanka Leego ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in mar kale ay gacanta kusoo dhigeen rag ku labisan dareeska ciidanka dowladda, islamarkaana dhac u geysanayay dadka shacabka ah. Gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Waan La Xisaabtameynaa Hay’adaha Samafalka Ee Ku Sugan Deeganadeena Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay la xisaabtamayaan dhammaan hay’adaha aan dowliga ahayn ee ka howlgala deegaanada maamulkaasi uu ka arrimiyo. Wasiirka Gargaarka iyo xuquuqda Aadanaha Galmudug Shire Xirsi Maxamuud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ka Badan 150 Qof Oo Ku Dhintay Weeraro Ka Dhacay France Ugu yaraan 155 ruux ayaa ku geeriyootay xalay markii weeraro isugu jira ismiidaamin iyo weeraro toos ah caasimadda dalka France ee Paris. Weeraradan oo aad isgu dhawaa ayaa lala beegsaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Fahin:- Ciidamo Kala Taabacsan Puntland Iyo Galmudug Oo Isku Rasaaseeyay Gaalkacyo Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in xaaladda ay caadi kusoo laabatay ka dib markii maanta halkaasi ay is rasaaseen ku dhex martay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Qaxootiga Afrika Oo Ka Furmaya Malta hogaamiyayaasha dalalka Midowga Yurub iyo Afrika oo ka wadahadlaya xaalada cakiran ee qaxootiga badan ee tagaya Qaaradda Yurub. Shirkan waxaa ka qeyb geli doona wafdi balaaran oo ka socda dowlada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mamulka Degmada Mahadaay Oo Sheegay In Weli Ay La Yihiin Cid u Gurmata Shacabka Ku Dhibban Degmadaasi Maamulka degmada Mahaday ee gobalka Shabellaha dhexe ayaa sheegay in weli aanay arag hal fariin oo jawaab u ah qeylo dhaanta ku aadan dadka ku dhibban degmadaasi ee ay saameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Tababar Usoo Xiray Ciidamo La Sheegay Inay Ku Wajahan Yihiin J/dhexe Maamulka Jubbaland ayaa degmada Dhoobley ee gobalka Jubada Hoose, waxa uu tababar ugu soo xiray ciidamo badan oo ka tirsan maamulkaasi, kuwaasi oo la sheegay inay duulaan ku yihiin gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Kala Taabacsan Puntland Iyo Galmudug Oo Isku Rasaaseeyay Gaalkacyo Israsaaseyn ayaa ka socota suuqa Darxumo ee bartamaha magaalada Gaalkacyo una dhaxeeya Koonfurta iyo Waqooyiga magaaladaasi. Israsaaseyntani ayaa u dhaxaysa ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Puntland, waxaana ay timid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Khasaare Nafeed Geystay Oo Ka Da’ay Gobalka Jubada Hoose Roobab khasaare geystay ayaa ka da’ay saacadihii la soo dhaafay degmada Badhaadhe ee gobalka Jubada Hoose. Wararku waxay sheegayaan in roobabka ay ahaayeen kuwo aad u xooggan, iyaga oo da’ayey…