2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Oo ka warbixiyay shir uu Kaga Soo Qeybgalay Tanzania Gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Abuukaate Cabdullaahi Caydiid Ilka-xanaf oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay shir uu kaga soo qeybgalay dalka Tanzania. Shirkaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Joog Hoose Ku Socda Oo Dul Wareegaya Deegaanno Ka Tirsan Gobalka Galgaduud Dadka ku dhaqan deegaanka Docolley ee gobalka Galgaduud ayaa cabasho ka ah diyaarado dagaal oo joog hoose ku socda, kuwaasi oo qalqal ku beeray dadka iyo Duunyada. Gudoomiyaha deegaankaas Cilmi…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Shir Caalami Ah Oo Looga Hadlayo Horumarinta Dadka La Nool HIV Aids Oo Ka Socda Zimbabwe Shir caalami ah oo looga hadlayo Horumarinta dadka la nool xanuunka HIV Aids-ka oo ay ka qeyb galayaan Soomaali xanuunkaas qaba ayaa ka socda magaalada Harare ee caasimada dalka Zimbabwe.…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Shariif Cabdalla “Gaalkacyo Maamul Gaar Ah Haloo Sameeyo” Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in nabad ka dhalata magaalada Gaalkacyo ay tahay in la sameeyo kaliya maamul ay u dhan yihiin dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamullada Puntland Iyo Galmudug Oo Maanta Saxiixi Doona Heshiiska Nabadeynta Gaalkacyo Ka dib dadaallo badan oo la sameeyay, ayaa dowladda Federaalka oo kaashaneysa maamul gobaleedyada Jubbaland, Galmudug, IGAD, Qaramada Midoobay, iyo Midowga Africa waxay ku guuleystay in Galmudug iyo Puntland ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidankii Ku Dagaallamay Magaalada Gaalkacyo Oo La Kala Qaadayo Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in la kala qaado ciidankii dhawaan ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, ka dib waan waan halkaasi ay ka wadday xukuumadda Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Lagu Eedeeyay In Dad Shacab Ay Dileen Ciidamada Dowlad deegaanka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ee loo yaqaan Liyuu Boolis ayaa lagu eedeeyay in dad shacab ah ay ku dileen deegaan lagu magacaabo Gabriile oo ismaamulkaasi ka tirsan. Mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Wada Hadalka Gaalkacyo Ee Puntland Iyo Galmudug Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa ka soconaya dadaallo lagu doonayo in lagu xalliyo xiisadda u dhaxeysa maamullada Puntland iyo Galmudud. Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Wasiirro, xildhibaanno ka…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha “AMISOM Masii Deganaan Doonto Stadium Muqdisho” Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan oo marti ku ahaa barnaamijka Habeen tiriska Hiigsiga 2016 ee Idaacadda Goobjoog ayaa ka hadlay arrimo badan oo quseeya dhallinyarada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Ciidamada Dowladda Ee Gobalka Gedo Oo Mushaar La’aan Ka Cabanaya Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobalka Gedo ayaa sheegay in aysan hayn wax mushaar ah, islamarkaana aysan ogeyn meel ay mushaarkooda u doontaan. Korneel Aadan Jeelle Faarax oo…