3 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF Oo Soo Dhaweysay Dib u Eegista Lagu Sameeyay Miisaaniyadda Dowladda Gudiga Fulinta ee Hay’ada Lacaga Aduunka ayaa soo dhoweeyey in ay Sooomaaliya dib uga howlgashay kadib markii la eegay (Aritical VI), iyadoo qiimayntaan mid la mid ah ay ugu danabaysay…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Doorashada Jubbaland Oo Maanta Lagu Dhawaaqay Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland Sheekh Cabdi Maxamed Cismaan ayaa maanta waxa uu ku dhawaaqay guddiga doorashada maamulkaasi, kaa oo ka kooban Sagaal xubnood. Guddigaan ayaa ah KMG, waxaana ay maamuli doonaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan “Todobaadkaan Ayuu Furmayaa Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan Iyo Shabellaha Dhexe” Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa sheegay in magaalada Baladweyne uu ka furmayo Todobaadkaan gudahiisa shirka maamul u sameynta gobalada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Gudoomiyaha ayaa sheegay in madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Jubbaland Oo Kasoo Horjeestay Dalabkii Axmed Madoobe Ee Dib u Dhigista Doorashada (Sawirro) Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa maanta ka dhacay kulan ballaaran oo ay yeesheen xildhibaanada baarlamaanka Jubbaland, waxaana kulankaan cod lagu geliyay dalab dhawaan ka yimid Madaxweyne Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalluumeysatada Hobyo Oo Loo Sameeyay Kaarar Aqoonsi Kalluumeysatada ku dhaqan degmada Hobyo ee gobalka Mudug ayaa loo sameeyay Kaarar aqoonsi ah, si ay uga jallaabtaan xeebaha degmadaasi iyo meelaha ku dhaw. Kaararkaan ayaa waxaa si wadajir ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Al-shabaab Kala Wareegay Degaanno Ka Tirsan Hiiraan Wararka ka imaanaya degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ay howlgal ballaaran ka sameeyeen deegaanno badan oo degmadaasi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Iyo Puntland Oo Loogu Baaqay In Ay Wada Hadlaan Mid ka mid ah waxgaradka ku dhaqan gobalka Mudug ayaa ugu baaqay maamulada Puntland iyo Galmudug in wada hadal ay galaan si loo dhameeyo xiisad walba oo dhanka siyaasadda ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dejin Loo Sameynayo Barakacayaasha Ku Dhaqan Jowhar Maamulka degmada Jowhar iyo AMISOM ayaa ka shiray sidii dib u dejin loogu sameyn lahaa qoysaska barakacayaasha ah ee ku dhaqan garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi. Kulankaan ayaa la isla gartay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta Oo Qirtay In Ay Ka War Hayso Baaritaanka Lagu Hayo Shirkadda Soma Oil & Gas Wasaaradda Batroolka & Macdanta waxay qireysaa in uu jiro baaritaan eedeymo oo ay Xafiiska Baarista Wax-isdabamarinta ee UK (Serious fraud office) ku bilowday Soma oil & gas Exploration Limited (SOMA)…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Oo Dhageystay Akhrinta Labaad Ee Sharciga Isgaarsiinta Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dhageysteen akhrinta Labaad ee hindise sharciga Isgaarsiinta. Kulanka maanta waxaa shir gudoominayay…