1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Laba Ka Mid Ah Askarteeda u Xirtay Dilalka Ka Dhacay Magaalada Marka Taliska ciidamada AMISOM ee magaalada Marka ayaa sheegay in ay xireen Laba ka mid ah askartooda ka dib markii lagu tuhmay ku lug lahaanshiyaha dad shacab ah oo lagu laayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Xabsiga Kasii Deysay Wariyayaal u Xirnaa Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Dhuusamareeb ayaa xabsiga kasii daayay Lix wariye oo in ka badan 24-saac ugu xirnaa xabsi ku yaalla degmadaasi. Odayaasha dhaqanka ee degmada Dhuusamareeb ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:War Mudane Ka Tirsan Aqalka Odayaasha Kenya Oo Diiday Darbiga Laga Dhisayo Xadka Soomaaliya Iyo Kenya Xildhibaan Bile Keerow oo laga soo doorto magaalada Mandhera ee gobalka Waqooyi Bari Kenya, kana tirsan aqalka odayaasha Kenya ayaa sheegay in ka mudane ahaan aanu raali ka ahayn in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Hargeysa Oo Ugu Baaqay Xisbiyada Somaliland In Ay Dejiyaan Xiisadda Siyaasadeed Culimada ku sugan magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay xiisadaha siyaasadeed ee ka jira Somaliland, iyaga oo ugu baaqay Seddaxda xisbi ee maamulkaasi in ay isku sabraan oo xaaladda ka keenaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Mudug Ee Galmudug Oo Ugu Baaqay Shacabka In Ay La Shaqeeyaan Ciidamada Ammaanka Maamulka Mudug ee Galmudug ayaa ugu baaqay guud ahaan shacabka ku dhaqan gobalkaasi, in ay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka si looga hortago falalka amniga wax u dhimi kara. Gudoomiyaha gobalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Dad Badan Lagu Qabtay Ka Sameeyay Degmada Dharkeenley Ee Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay howlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen xaafado ka mid ah degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dad badan lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye “Ahlu-sunna Waxaan Leeyahay Ha Siidaayaan Wariyaasha u Xiran” Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xayir Maareeye ayaa ugu baaqay Ahlu-sunna Waljameeca in ay siidaayaan wariyayaasha ay ku xireen degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud. Wasiirka ayaa sheegay in wax laga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Tartanka Kubadda Cagta Ee Degmooyinka Gobalka Banaadir Oo Furmay (Sawirro) Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay laguna daahfurayay tartanka kubbadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacday garoonka Banaadir, waxaana kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Safiirka Ingiriiska Ee Soomaaliya Harriet Matthews Oo Gaartay Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa ku waramaya in halkaasi goor dhaw ay gaartay Harriet Matthews oo ah safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya iyo wafdi ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Jubbaland Oo Maanta Lagu Dhawaaqayo Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose looga dhawaaqo guddiga doorashada ee maamulka KMG ee Jubbaland. Baarlamaanka Jubbaland ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan uu…