1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Digniin u Diray Dadka Degan Goobaha Danta Guud Maamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa digniin u diray dadka degan goobaha danta guud ee degmadaasi, islamarkaana waxa uu sheegay maamulka in sharciga la horgeyn doono cid walba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanada Puntland Oo Maanta Looga Dabaaldegayo 17-Sano Guradii Aas Aaska Maamulkaasi Guud ahaan deegaanada uu ka arimiyo maamulka Puntland ayaa maanta waxaa looga dabaal degayaa 17-sano guuradii kasoo wareegtay markii maamulkaasi dhidibada loo taagay. Magaalada Garoowe ee xarunta Gobalka Nugaal ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Maanta Dhageysan Doona Warbixin Ay Ka Sugayeen Guddigooda Warfaafinta Maanta oo Sabti ah, xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan waxa ay ku leeyihiin Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, kaasi oo arimo badan looga hadli doono. Xildhibaanada ayaa maanta waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Ka Bilawday Magaalada Marka Ee Gobalka Shabellaha Hoose Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in shacab badan oo ku dhaqan xaafado ka mid ah magaaladaasi ay bilaabeen in ay isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso:- Dadkii Yemen Laga Keenay Oo Loo Kala Dirayo Gobalada Kale Ee Dalka Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa habeen kahor soo gaaray Markabka Nawaal Seddax oo in ka badan 2-kun oo qof ka keenay magaalada Mukalla ee dalka Yemen. Dadkaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dastuurka Jubbaland Oo Maanta La Ansixinayo Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose lagu ansixiyo Dastuurka maamulka Jubbaland, ka dib markii uu shalay soo dhamaaday shir Laba maalin socday oo arimaha Dastuurka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan AMISOM Oo Mar Kale Dad Shacab Ah Ku Dilay Magaalada Marka Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa ku waramaya in Askar ka tirsan AMISOM ay habeenkii xalay ahaa dad shacab ah mar kale ku dileen magaaladaasi. Inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaafadaha Degmada Baardheere Oo Weli Haawanaya (Sawirro) Degmada Bardheere ee gobalka Gedo waxaa 22-kii bishaan la wareegay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa AMISOM. In ka badan 5 sano waxaa degmadaasi maamulkeeda gacanta ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Diini Oo Ka Hadlay Caqabadaha Haysta Ciidamada Xoogga Dalka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa warbixin ku aaddan xaaladda ammaanka dalka, dagaalka lagula jiro Al-shabaab, dhismaha iyo isku-dhafka ciidamada qalabka sida, waxa uu siiyey shirkii Madasha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe “Riwaayad Bay Ahayd In 2016-ka Ay Doorasho Qof Iyo Cod Ah Ka Dhacdo Soomaaliya” Gudoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in guud ahaan ay qaldan tahay qaabka hadda loo wado siyaasadda Soomaaliya, islamarkaana uu tilmaamay…