1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Aabi: Guddonka Baarlamaanka Ayaa Sabab u Ah Baaqashada Kulamada Baarlamaanka Xildhibaan Axmed Aabi Aadan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay baaqashada inta badan ku timaada kulamada xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Waxa uu sheegay in dhowr sabab ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Nuur Baaruud “Howsha Loogu Gurmanayo Soomaalida Yemen Wey Soconaysaa” Gudoomiyaha guddiga badbaadinta iyo samatabixinta qaxootiga Soomaaliyeed Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa sheegay howsha gurmadka ah ee loogu jiro shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibban Yemen lasii wadi doono, islamarkaana wejiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Saameynta Federaalka Oo Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa lagu qabtay kullan ballaaran oo aragti la’isku weydaarsanayay, kaasi oo looga hadlayay saameynta Federaalka iyo arimo kale oo muhiim u ah nidaamkaasi. Waxaa kulankaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Xagga Dhismaha Iyo Amniga Oo Laga Dareemayo Magaalada Baladweyne Isbedal dhan walba leh ayaa laga dareemayaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, iyadoo magaalada uu ka socdo dib u dhis aad u ballaaran. Waxaa lagu guuleystay dhismaha wadooyin badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Magaalada Marka Oo Shacab Badan Ka Barakacayaan Magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose, waxaa maalintii Labaad ka soconaya Barakac baahsan oo ay sameeyanaa inta badan shacabka halkaasi ku dhaqan. Xaafadda ugu badan ee dadka ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ahlu-sunna Oo Xabsiga Dhigtay Shan Wariye Ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca ayaa degmada Dhuusamareeb lagu soo waramayaa in ay ku xireen degmadaasi wariyayaal ka howlgala qaar ka mid ah warbaahinta dalka. Wariyayaashaan oo tiradoodu gaarysa 5, ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Jubbaland Oo Ku Dhawaaqay In 15-ka Bishaan La Qabnayo Doorashada Madaxweynaha Ee Maamulkaasi Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland ayaa goor dhaw ku dhawaaqay in 15-ka bishaan magaalada Kismaayo ay ka dhici doonto doorashada madaxweynaha maamulkaasi. Gudoomiyaha Baarlamaankaasi Sheekh Cabdi oo hadal ka jeediyay munaasabadda lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dastuurka Maamulka Jubbaland Oo La Anisixyay (Sawirro) Goor dhaw waxaa magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose lagu ansixiyay Dastuurka KMG-ka ah ee uu yeelanayo maamulka Jubbaland, kaasi oo Laba maalin laga shirayay. Ergo gaaraysay 300 ayaa meel…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wejiga Koowaad Ee Gurmadka Qaxootiga Yemen Oo Lasoo Gabagabeeyay (Sawirro) Waxaa lasoo gabagebeeyay Wejigii Koowaad howlgalkii lagu badbaadinayay qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Yeman, iyadoo loo diyaar garoobayo wejiga labaad ee howlgalkaasi. Fadhi ay maanta ku yeesheen magaalada Boosaaso gudiyada badbaadinta…
1 daqiiqo Sheeko:War Jeneraal Qaafow “Waa La Joojiyay Dagaal Beeleedkii Shabellaha Dhexe” Taliyaha ciidamada Xooga dalka Soomaaliya ee 12-ka April Jeneraal Maxamuud Qaafow ayaa isaga oo u waramay Goobjoog News waxa uu sheegay in la joojiyay dagaalladii dhawaan ka dhacay degmada Warsheekh…