1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulada Jubbaland Iyo Puntland Oo La Dhaliilay Korneel Maxamed Cabdullaahi Dhaqane oo ka mid ah saraakiishii lasoo shaqeeyay dowladii dhexe ee dalka ayaa sheegay in maamulada ka jira Soomaaliya ay dhammaantood is badeen awood aysan lahayn, taasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ceynte “Doorasho Qof Iyo Cod Ah Hadii Aan La Helin Micnaheedu Ma Ahan In Aysan Doorasho Jirin” Wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Ceynte ayaa sheegay in hadda laga fikirayo qaabka dalka ay uga dhici lahayd doorasho, mar hadii aysan dhici karin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal Seddax Oo Soo Gaaray Boosaaso Iyo Dadkii Saarnaa Oo Laga Dejiyay (Sawirro) Gabal dhacii shalay waxaa dekadda Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari kusoo xirtay markabka Nawaal Seddax, kaasi oo waday in ka badan 2-kun oo Qof, kuwaasi oo laga keenay dalka Yemen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobalka Bakool Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaanka Madaale oo ku dhaw degmada Tiyeeglow ee gobalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Siyaasadda Soomaaliya Waxay Ku Dhisan Tahay Inay Iskaashi Wanaagsan La Yeelato Dalalka Deriska” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada waraaqaha aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Jamhuriyadda Kenya u fadhin doona Soomaaliya, Maj General (Rtd) Lucas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Hiigsiga 2016 Ee Muqdisho Ka Socda Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Magaalada Muqdisho waxaa maalintii Labaad ka soconaya shir looga hadlayo Hiigsiga 2016, kaasi oo ay ka qeybgalayaan dowladda Federaalka, maamulada dalka ka jira iyo wakiilo ka socda beesha caalamka. Arinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay In Gurmad Bini’aadanimo La Gaarto Shacabka Ceelhuur Maamulka deegaanka Ceelhuur ee gobalka Galgaduud ayaa ka qeylo dhaamiyay xaalad adag oo dhanka nolosha ah, taasi oo ka taagan deegaankaasi. Gudoomiyaha deegaankaasi Maxamed Maxamuud Guurre oo u waramay Goobjoog…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Cabdi Ismaaciil Samatar “Rajada Aan Xamar Ku Arko Ma Wanaagsana” Professor Cabdi Ismaaciil Samatar oo u waramay Goobjoog News ayaa ka hadlay arimo badan oo ku aadan marxaladda haatan uu dalka marayo iyo waxa la filayo, isaga oo sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Cabdikariin Daa’uud Oo Ka Hadlay Doorashada Xilligaan Dalka Ka Dhici Karto Hadii La Waayay Qof Iyo Cod Professor Cabdikariin Daa’uud oo cilmiga siyaasadda ka dhiga Jaamacadda Muqdisho ayaa sheegay in wax la’iska ogaa ay ahayd in dalka doorasho qof iyo cod ah aysan ka dhacayn sanadka 2016-ka,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Heritage “Anaga Waan Ogeyn In Dalkaan Aysan Doorasho Hal Qof Iyo Hal Cod Ah Ka Dhacayn” Madaxa Xarunta Daraasaadka iyo Siyaasadda (Heritage) Cabdirashiid Khaliif Xaashi ayaa sheegay in ay ka war hayeen in sanadka 2016-ka aysan dalka ka dhici karin doorasho Hal Qof iyo Hal cod…