1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 10 Qof Oo Ku Geeriyootay Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Hotelka Jazeera Ee Magaalada Muqdisho Waxaa soo baxaaya faah faahin ku aadan khasaaraha ka dhashay weerar Ismiidaamin ah oo galabta lagu qaaday Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Weyn Oo Ka Dhacay Hotelka Jaziira Ee Magaalada Muqdisho Qarax Weyn ayaa ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dhawaqiisa laga maqlay meelo badan oo ka mid ah magaalada. Qaraxaan ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Magaalada Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa ku waramaya in halkaasi goor dhaw uu gaaray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Diyaaradda waday madaxweynaha oo ka amba baxday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Guddiga Madaxa Banaan Ee Xuduudaha Iyo Federaal Oo Doortay Gudoomiye Iyo Ku Xigeenkiisa Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa goor dhaw magaalada Muqdisho waxa ay ku doorteen gudoomiyahooda iyo ku xigeenkiisa. Doorashadaan oo gacan taag ahayd ayaa xubnaha guddiga waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Wajahan Magaalada Kismaayo Ee Jubada Hoose Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa in uu gaaro magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose. Madaxweynaha ayaa saacadaha nagu soo wajahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Deegaanka Moqokori Ee Gobalka Hiiraan Qarax Miino oo khasaare geystay ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay deegaanka Moqokori ee gobalka Hiiraan, iyadoo faah faahin ay ka bixiyeen saraakiisha dowladda ee ku sugan deegaankaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabasho Laga Muujiyay Isbaarooyin Yaalla Duleedka Degmada Afgooye Darawalada Gaadiidka ee ka shaqeeya degmada Afgooye iyo deegaanada ku dhaw ayaa ka cabanaya Isbaarooyin kusoo batay deegaano hoostaga degmadaasi, kuwaasi oo dhac loogu geysto shacabka gaadiidka saaran. Deegaanada ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mamulka Puntland Oo Sheegay In Dib u Habeyn Casri Ah Ay Ku Sameynayaan Maxjarada Ku Yaalla Deegaanadooda Maamulka Puntland ayaa sheegay in qarash badan ay ku bixin doonaan hagaajinta iyo dib u habeynta maxjarada ku yaalla deegaanada maamulkaasi ka arrimiyo. Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha ee Puntland Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Yaxye Cali Ibraahim Oo Rajo Ka Muujiyay In Dalka Doorasho Ay Ka Dhacdo 2016 Professor Yaxye Cali Ibraahim oo ah gudoomiyahii soo xulay guddiyada Doorashooyinka, Xuduudaha iyo Federaalka ayaa sheegay in sanadka 2016-ka dalka guud ahaan ay ka dhici doonto doorasho ay dadka codkooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Wadajir Oo Baaraya Dilkii Xildhibaan Cabdullaahi Baantu Maamulka degmada Wadajir ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in ay wadaan baaritaanno ku aadan sidii ay usoo qaban lahaayeen dadkii ka dambeeyay weerarkii shalay lagu dilay Xildhibaan Cabdullaahi Baantuu oo…