Axmed Madoobe “Ra’iisul Wasaaraha Waxaan Isla Qaadanay In Kalsoonidii Lasoo Celiyo” Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo saxaafadda kula hadlay magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay kulankii maanta uu la yeeshay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo arimo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta La Kulmay Wafdi Ka Socday IGAD (SAWIRRO) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu horkacayey Xoghayaha Guud ee ururka Mudane Maxbuub Macallin. Madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Ku Jira Xabsiga Dhexe Ee Muqdisho Oo Wax La Barayo Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa laga hirgeliyay mashruuca waxbarashada dadban, kaasi oo si horudhac ah loogu bilaabayo Haweenka Xabsigaasi ku jira. Munaasabad lagu daah furayay Mashruucaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Gaaray Magaalada Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa ku waramaya in halkaasi uu goor dhaw gaaray Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Ra’iisul wasaaraha oo ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-sunna Ee Degmada Dhuusamareeb Oo Fariin u Diray Hay’adaha Samafalka Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Dhuusamareeb ayaa maanta si gaar ah ula hadlay hay’adaha samafalka ah ee ka howlgali jiray degmadaasi iyo deegaanada ku dhaw. Maxamed Axmed Warsame (Koofi) oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Shilkii Gaari Ee Maanta Ay Galeen Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Sii Kordhay (Sawiro) Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay shil maanta ay galeen ciidamo ka tirsan Puntland, ka dib markii uu la rogmaday gaari nooca dagaalka ah oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Weerarkii Saaka Ka Dhacay Degmada Shibis Ee Magaalada Muqdisho (Sawirro) Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar Ismiidaamin ah oo Xarakada Al-shabaab ka geysteen meel ku dhaw xarun ay degan yihiin ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku taal degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Askar Ka Tirsan Puntland Oo Ku Geeriyootay Shil Ka Dhacay Gobalka Nugaal Wararka ka imaanaya gobalka Nugaal ayaa sheegaya in goor dhaw shil gaari uu ka dhacay deegaan ka tirsan gobalka Nugaal, kuna dhaw xadka gobalkaasi uu la wadaago Sool, kaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Maxamed Ismaaciil “Waa Muhiim In Xarumo Dib u Dejin Ah Loo Sameeyo Soomaalida Ka Imaanaysa Yemen’ Nabadoon Maxamed Ismaaciil oo ka mid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in muhiimad gaar ah ay leedahay in la sameeyo goobo dib u dejin loogu sameeyo shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Wadajir Oo u Gurmanayo Dadka Danta Yar Ee Ku Dhaqan Degmadaasi Maamulka degmada Dharkeenley ayaa sheegay in ay ka arrinsanayaan sidii loo gargaari lahaa qoysaska danta yar inta lagu guda jiro bisha Ramadaan. Guddoomiye xigeenka arrimaha bulshada ee degmadaasi Cabdullaahi Xasan…