Baarlamaanka Federaalka, Labadiisa Aqal Oo Maanta Meel Mariyey 2 Hindise Sharciyeed Oo Muhiim Ah

Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, labadiisa aqal ayaa maanta mid weliba waxaa uu si gaar ah u meel mariyey sharci.
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federalka Soomaaliyeed ayaa maanta ansixiyay Dhismaha Gudiga la Dagaalanka Musuqmaasuqa oo ay horey u soo ansixiyeen Golaha Shacabka.
Kadib markii uu Golaha Aqalka sare uu ku yeeshay maanta kalfadhigii 4aad kulankiisii 9aad xarunta Golaha Aqalka ee Magaalada Muqdisho. Agendaha shirkuna waxaa ahaa akhrinta 3aad ee hindise sharciyeedka dhisida Guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka musuq-maasuqa.
Dhinaca kale, Golaha shacabka ayaa sidoo kale maanta ansixiyey Hindise Sharciyeedka Mashruuca Liilitirka Siyaasiyiinta, kaas oo maray akhirinta 3aad.
Goobjoog News
Vgluga rgxovq Cost of viagra levitra vs cialis
Fizcfd knvafe Viagra medication cialis 20 mg price
Bikwmq lsxqpr tadalafil 20mg cialis for sale
Tazqag mymmfa Pfizer viagra 50mg rx pharmacy