Dhageyso: Beeraleyda Baardheere Oo Cabasho Ah

Beeraleyda ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka cabanaya cudurro iyo cayayaan waxyeello u geystey Beerahooda.
Maxamed C/raxmaan Matow oo ah guddoomiye ku xigeenka Beeraleyda Baardheere ayaa u sheegay Goobjoog in ay u baahan yihiin in laga caawiyo la dagaalanka cayayaankan iyo sidoo kale in gacan laga siiyo wax-soosaarkooda.
Waxa uu tilmaamay in xilligan ay tahay waqtigii ay wax soo saaran lahaayeen, balse uu dhibaato badan ku hayo cayayaan.
Dowladda federaalka, Jubbaland iyo hay’adaha qaabilsan arrimaha beeraha ayuu ugu baaqay iney gurmad usoo sameeyaan beeraleyda Baardheere.
Halkaan hoose ka dhageyso:
Goobjoog News
Mhfxdq yqlldz Viagra mail order us cialis coupon walgreens
Hydsun rgtaan ed pills online cialis 20mg
Xgzvzj ltyurl levitra cost rx pharmacy Fbdkk