Golaha Aqalka Sare Oo Dalbaday In Lasoo Marsiiyo Shuruucda Ka Soo Gudba Golaha Shacabka
Sheeko:Baarlamaanka

Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa soo jeediyay in shuruucda golaha shacabka uu ansixiyey la soo marsiiyo aqalka sare sida uu qabo dastuurka,kaddib warsaxaafadeed kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha golaha aqalka sare ee dalka uu soo saaray maanta.
Halkaan Ka Akhriso
Goobjoog News